{"id":21125,"date":"2019-04-23T06:05:41","date_gmt":"2019-04-23T05:05:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=21125"},"modified":"2019-04-23T06:05:41","modified_gmt":"2019-04-23T05:05:41","slug":"mucaaridka-soomaaliya-oo-shir-weyne-ku-qabanaya-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mucaaridka-soomaaliya-oo-shir-weyne-ku-qabanaya-muqdisho\/","title":{"rendered":"Mucaaridka Soomaaliya oo shir weyne ku qabanaya Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Xisbiyada iyo shaqsiyaadka Mucaaridka ah ee ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay shir weyne ay ku qabanayaan magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Xisbiyada iyo Siyaasiyiinta ay shalay ku yeesheen Magaalada Nairobi ayaa sheegay in shirkaasi weyn uu Magaalada Muqdisho ka dhacaya bisha june ee soo socota.<\/p>\n<p>Waxaa ay xubnaha Mucaaridka ah sheegeen in ujeedada shirkaasi ay tahay in la beddelo dowladda hadda jirta oo ay sheegeen in ay ku fashilantay amniga dalka.<\/p>\n<p>Waxaa\u00a0 ay sidoo kale sheegeen in loo baahanyahay in la kala diro XUkuumadda Ra\u2019isalwasaareh Xasan Cali Kheyre laguna beddelo qof hanan kara amniga dalka sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dhinaceeda ku baaqday in ay diyaar u tahay in ay la fariisato dhinacyada ka aragtida duwan.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay hadda ka shaqeyneyso isu keenidda Umadda Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xisbiyada iyo shaqsiyaadka Mucaaridka ah ee ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay shir weyne ay ku qabanayaan magaalada Muqdisho. Xisbiyada iyo Siyaasiyiinta ay shalay ku yeesheen Magaalada Nairobi ayaa sheegay in shirkaasi weyn uu Magaalada Muqdisho ka dhacaya bisha june ee soo socota. Waxaa ay xubnaha Mucaaridka ah sheegeen in ujeedada shirkaasi ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":21110,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21125"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21125"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21125\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/21110"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21125"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21125"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21125"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}