{"id":21091,"date":"2019-04-22T10:43:34","date_gmt":"2019-04-22T09:43:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=21091"},"modified":"2019-04-22T10:43:34","modified_gmt":"2019-04-22T09:43:34","slug":"real-madrid-oo-173m-ku-dooneyso-laacibka-ka-ciyaara-premier-league-gawaa-kee","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/real-madrid-oo-173m-ku-dooneyso-laacibka-ka-ciyaara-premier-league-gawaa-kee\/","title":{"rendered":"Real Madrid oo \u00a3173m ku dooneyso laacibka ka ciyaara  Premier League-ga,Waa Kee?"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha kooxda Real Madrid ayaa ku dhawaaqay in aduun dhan 173 milyn ay ku qarash gareyn donaan adeega dhaliyaha kooxda Tottenham iyo xulka Englan ah Harry Kane.<\/p>\n<p>Xiddiga heerka caalami ee dalka England ayaa bartilmaameed u ahaa Los Blancos labadii sanno ee ugu danbeysay waxaana macquul ah in dhamaadka xagaagan uu ku biiro kooxda Madrid.<\/p>\n<p>Laacibkan ayaa dhaawac ku maqnaa kulamadii dambe oo ay kooxdiisa ciyaartay waxaana macquul ah in uu garoomada ka maqnaado inta ka harsan xagaagan.<\/p>\n<p>Wargeyska Don Balon ayaa ku waramaya in kooxda Real Madrid ay diyaar u tahay in aduun dhan 173m ay ku iibsadaan laacibka Tottenham waxeyna loo lan adag kala kulmi doontaa kooxda PSG oo iyana ku raad joogta adeega xidigan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha kooxda Real Madrid ayaa ku dhawaaqay in aduun dhan 173 milyn ay ku qarash gareyn donaan adeega dhaliyaha kooxda Tottenham iyo xulka Englan ah Harry Kane. Xiddiga heerka caalami ee dalka England ayaa bartilmaameed u ahaa Los Blancos labadii sanno ee ugu danbeysay waxaana macquul ah in dhamaadka xagaagan uu ku biiro kooxda Madrid&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":21092,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21091"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21091"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21091\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/21092"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}