{"id":21086,"date":"2019-04-22T09:54:27","date_gmt":"2019-04-22T08:54:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=21086"},"modified":"2019-04-22T09:57:11","modified_gmt":"2019-04-22T08:57:11","slug":"wasaaradda-maaliyadda-oo-gaadiid-ku-wareejisay-g-banaadir-hirshabeelle-iyo-k-galbeedsawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasaaradda-maaliyadda-oo-gaadiid-ku-wareejisay-g-banaadir-hirshabeelle-iyo-k-galbeedsawirro\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Maaliyadda oo Gaadiid ku wareejisay G.Banaadir, Hirshabeelle iyo K\/Galbeed,Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta 7 Gaadiid ah ku wareejisay Maamullada Banaadir, Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle.<\/p>\n<figure style=\"width: 1080px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/D4vnzg7W0AEWF25.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Wakiillada Maamullada iyo Wasiir Bayle oo heshiis kala saxiinaya.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Munaasibad k dhacday Magaalada Muqdisho ayaa maamulka Gobolka Banaadir lagu siiyay labo Gaari,halka Hirshabeelle lagu siiyay saddex Gaari, Koofur Galbeedna lagu siiyay labo Gaari.<\/p>\n<figure style=\"width: 1080px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/D4vnz-PXsAAe3rz.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Wakiillada maamullada oo heshiiska saxiixaya.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C\/Raxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in Gaadiidkan uu qeyb ka yahay ballaarinta Istiraatiijiyadda dowlada Federaalka ah ee la xiriirta Dakhli ururinta dalka.<\/p>\n<figure style=\"width: 1080px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/D4vn0ZzWsAA0hEp.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Qaar ka mid ah Gaadiidka lagu wareejiyay dowlad Goboleedyada qaar iyo Gobolka Banaadir.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Wasiir Bayle ayaa sheegay in howshan ay ka mid tahay qorshaha fidinta dakhli ururinta ee Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.<\/p>\n<figure style=\"width: 1080px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/D4vny7aWkAAvbP9.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Wasiirka Maaliyadda, Madaxweynaha Koofur Galbeed iyo Wasiirka Maaliyadda Hirshabeelle.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Munaasibadda ay Gaadiidka kula wareegayeen dowlad Goboleedyada qaar iyo Gobolka Banaadir waxaa sidoo kale joogay Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed C\/Casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen), Wasiirka Maaliyadda Hirshabeelle Cabdullahi Maxamed Dheere iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C\/Raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow).<\/p>\n<p>Wasiir Bayle ayaa sidoo kale sheegay in Maamullada Puntland, Jubaland iyo Galmudug iyana loo qeybinayo gaadiid loo hayo oo uu sheegay in ay u kala helayaan Puntland 2, Jubaland 3 iyo Galmudug oo 2 ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta 7 Gaadiid ah ku wareejisay Maamullada Banaadir, Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle. Munaasibad k dhacday Magaalada Muqdisho ayaa maamulka Gobolka Banaadir lagu siiyay labo Gaari,halka Hirshabeelle lagu siiyay saddex Gaari, Koofur Galbeedna lagu siiyay labo Gaari. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C\/Raxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in Gaadiidkan uu qeyb ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":21087,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21086"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21086"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21086\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/21087"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21086"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21086"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21086"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}