{"id":21076,"date":"2019-04-22T06:32:43","date_gmt":"2019-04-22T05:32:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=21076"},"modified":"2019-04-22T06:32:43","modified_gmt":"2019-04-22T05:32:43","slug":"al-bashiir-oo-cuntada-ka-soomay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/al-bashiir-oo-cuntada-ka-soomay\/","title":{"rendered":"Al-Bashiir oo cuntada ka soomay"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee dalka Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa cuntada ka soomay,waxaa uu sidoo kale diiday Daawada.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah Dhaqaatiirtiisa gaarka ah oo si hoose ula hadlay Wakaaladda Wararka Anadolu Agency ayaa sheegay in Al-Bashiir xaaladdiisa caafimaad ay ka sii dareyso.<\/p>\n<p>Waxaa uu Dhaqtarkaasi sheegay in uu Cumar Al-Bashiir diiday Raashinka sidoo kalena daawada diiday,taas waxaa ay sababtay in qaar ka mid ah Xididdada dhiigga qaada ay shaqada joojiyaan, heerka nafaqada jirkiisana ay hoos u dhacday.<\/p>\n<p>Cumar Al-Bashiir ayaa dalka Suudaan qabsaday sanadkii\u00a01989, waxaana laga qaaday xilka 11kii Bishan April 2019.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee dalka Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa cuntada ka soomay,waxaa uu sidoo kale diiday Daawada. Mid ka mid ah Dhaqaatiirtiisa gaarka ah oo si hoose ula hadlay Wakaaladda Wararka Anadolu Agency ayaa sheegay in Al-Bashiir xaaladdiisa caafimaad ay ka sii dareyso. Waxaa uu Dhaqtarkaasi sheegay in uu Cumar Al-Bashiir diiday Raashinka sidoo kalena&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":6490,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21076"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21076"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21076\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6490"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21076"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21076"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21076"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}