{"id":21055,"date":"2019-04-21T14:48:01","date_gmt":"2019-04-21T13:48:01","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=21055"},"modified":"2019-04-21T14:48:01","modified_gmt":"2019-04-21T13:48:01","slug":"mw-farmaajo-oo-sheegay-in-culimada-iyo-dowladiisu-ay-midaysanyihiin-ka-wada-shaqaynta-amniga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mw-farmaajo-oo-sheegay-in-culimada-iyo-dowladiisu-ay-midaysanyihiin-ka-wada-shaqaynta-amniga\/","title":{"rendered":"MW Farmaajo oo sheegay in Culimada iyo Dowladiisu ay midaysanyihiin ka wada shaqaynta Amniga."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo daah-furay Shirka Culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in culimadu ay hormuud ka noqdaan sidii loo wacyigelin lahaa dhalinyarada, kaalin muuqatana ay uga qaadan lahaayeen toosinta iyo talo-siinta dowladda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay Culimada Soomaaliyeed ee dal iyo dibadba isaga kala yimid, caqabadaha iyo dhibaatooyinka dib u dhigay xaqiijinta himilooyinka shacabka Soomaaliyeed oo ay ka mid yihiin waxa loogu yeero xagjirnimada, qabyaaladda iyo musuqa.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/57694934_2190299834387816_589426193418158080_n.jpg?_nc_cat=108&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=7072af6b4fbc76305c4671f12667d50e&amp;oe=5D2D9788\" alt=\"Image may contain: 4 people, people standing and suit\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shirka qudbad ka jeediyay.<\/figcaption><\/figure>\n<p>\u201cWaa waqtigii culimada Somaaliyeed ay qaadan lahaayeen kaalintooda iyaga oo mideysan. Waxaan ku faraxsanahay in culimadeenna iyo Dowladdu ay maanta u mideysan yihiin ka shaqeynta amniga iyo dib u heshiisiinta, aynuna iftiiminno lana dagaalanno xagjirnimada oo dhibaato weyn ku haya dalkeenna&#8221; ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/57377485_2190300027721130_4668931949593624576_n.jpg?_nc_cat=111&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=06861ef74a52134d167694570b062afb&amp;oe=5D2D207D\" alt=\"Image may contain: 1 person, beard\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Culimada ka qeyb gashay shirka looga hadlaayay doorka Culimada ee Amniga iyo Dib uheshiisiinta,<\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dhibaatooyinka kala duwan ee Soomaaliya dib u dhigay lagaga gudbi karo wadashaqeyn buuxda oo ay yeeshaan shacabka, culimada iyo dowladda, waxa uuna tilmaamay in sare u qaadidda dowlad-wanaagga, ilaalinta ammaanada shacabka iyo xaqiijinta caddaaladdu ay aasaas u yihiin xalka.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/58003876_2190300271054439_1710833345425833984_n.jpg?_nc_cat=108&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=9219b147ea8bfa70eb0547c8c244b783&amp;oe=5D75D1F8\" alt=\"Image may contain: 2 people, people sitting and hat\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Culimada ka qayb gashey shirka looga hadlaayay Doorka Culimada ee Amniga iyo dhib u heshiisiinta.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxweynaha ayaa sidoo kale adkeeyey muhiimadda ay leedahay in laga wada shaqeeyo dib u dhiska Ciidanka Qalabka Sida, taas oo kaalin weyn ay ku leeyihiin culimada iyo ganacsatada Soomaaliyeed, gaar ahaan dhanka taakuleynta iyo wacyigelinta.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/57882353_2190300494387750_5020004526283816960_n.jpg?_nc_cat=104&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=efc0b39eda0b72e1f953a24065b555f1&amp;oe=5D38AF96\" alt=\"No photo description available.\" \/><\/p>\n<p>Furitaanka Shirkan waxaa ka soo qayb galay Ra\u2019iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdirixmaan Cumar Cusmaan, Culimo Soomaaliyeed oo ka kala yimid gudaha dalka iyo dibaddiisa, Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Sheekh Nuur Maxamed Xassan iyo Wasiirro kale oo heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/57504304_2190300191054447_4296406264662982656_n.jpg?_nc_cat=110&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=4fb58d8fd27727b2b117d3052f5bfe13&amp;oe=5D36E8C5\" alt=\"Image may contain: 3 people, people sitting\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Masuuliyiinta shirka ka qayb gashay.<\/figcaption><\/figure>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo daah-furay Shirka Culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in culimadu ay hormuud ka noqdaan sidii loo wacyigelin lahaa dhalinyarada, kaalin muuqatana ay uga qaadan lahaayeen toosinta iyo talo-siinta dowladda. Madaxweynaha ayaa sheegay Culimada Soomaaliyeed ee dal iyo dibadba isaga kala yimid, caqabadaha iyo dhibaatooyinka dib u dhigay xaqiijinta himilooyinka shacabka Soomaaliyeed&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":21056,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21055"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21055"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21055\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/21056"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21055"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21055"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21055"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}