{"id":21052,"date":"2019-04-21T12:41:12","date_gmt":"2019-04-21T11:41:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=21052"},"modified":"2019-04-21T12:41:12","modified_gmt":"2019-04-21T11:41:12","slug":"shirka-golaha-wasiirada-hir-shabeele-oo-loo-hadlay-amniga-iyo-dib-u-heshiisiinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/shirka-golaha-wasiirada-hir-shabeele-oo-loo-hadlay-amniga-iyo-dib-u-heshiisiinta\/","title":{"rendered":"Shirka Golaha Wasiirada Hir-Shabeele oo loo hadlay amniga iyo dib u heshiisiinta."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare aya Maanta oo Axad ah Shir Guddoominayay Shirka Golaha Wasiirada kaas oo\u00a0 looga hadlayay arrimo hormarinta Maamulka.<\/p>\n<p>Shirka todobaadla ah ee Golaha Wasiirada oo ka qabsoomay Magaalada Jowhar ee Xarunta Hirshabeelle waxaana looga hadlayay mashruuca Midnimada 2 kaasi oo isugu jira xasilin amni, dib u heshiisiin iyo wacyigalin loo sameeyo bulshadda deegaanada uu ka arimiyo Maamulka Hirshabeele.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/5-38.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Shirka Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo maanta ka furmay Magaalada Jowhar.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Wasiirka arrimaha Gudaha Hirshabeele Maxamed Cali Caadle ayaa golaha wasiirada iyo Madaxweynaha sharaxaad ka siiyay mashruuca midnimo 2 qorshayaashiisa iyo muhiimada uu u leeyahay Maamulka Hirshabelle.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/6-29.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Wasiirka arrimaha Gudaha Hirshabeele Maxamed Cali Caadle.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Barnaamijka midnimo 2 ayaa ah barnaamij lagu horumarinayo deegaanada Hirshabelle oo isugu jira arimaha horumarinta, gar gaarka, dib u dejinta, xasilinta iyo dib u heshiisiin bulshooyinka deegaanada Hirshabeele.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/1-68.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi waare.<\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare aya Maanta oo Axad ah Shir Guddoominayay Shirka Golaha Wasiirada kaas oo\u00a0 looga hadlayay arrimo hormarinta Maamulka. Shirka todobaadla ah ee Golaha Wasiirada oo ka qabsoomay Magaalada Jowhar ee Xarunta Hirshabeelle waxaana looga hadlayay mashruuca Midnimada 2 kaasi oo isugu jira xasilin amni, dib u heshiisiin iyo wacyigalin loo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":21053,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21052"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21052"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21052\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/21053"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21052"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21052"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21052"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}