{"id":21049,"date":"2019-04-21T12:18:02","date_gmt":"2019-04-21T11:18:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=21049"},"modified":"2019-04-21T12:18:02","modified_gmt":"2019-04-21T11:18:02","slug":"madaxweyne-xaaf-oo-nairobi-kula-kulmay-safiirka-midowga-yurub-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-nairobi-kula-kulmay-safiirka-midowga-yurub-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xaaf oo Nairobi kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Nairobi waxaa maanta ka dhacay kulan u dhaxeeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Fulgencio Garido-Ruiz (Pencho).<\/p>\n<p>Ilo wareedyo ka agdhaw kulanka ayaa Mustaqbal u sheegay in ay labada mas&#8217;uul kawada hadleen Arrimaha Galmudug iyo taageerada ay u baahan yihiin.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug ayay wararku sheegayaan in Midowga Yurub Danjirahooda u qaabilsan Soomaaliya uu u fududeeyo kaalmada ay u baahan yihiin dadka galmudug iyo Maamulkoodaba.<\/p>\n<p>Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa Magaalada Nairobi u tagay kulamo uu la qaadanayo wakiilo ka socda Beesha Caalamka.<\/p>\n<p>Culeyska ugu badan ee heysta Maamulka Galmudug ayaa ah ku kala aragti duwanaanta Dowladda Federaalka iyo maamulkaas waqtiga ay dhaceyso Doorashada Galmudug.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xaaf ayaa Dowladda Federalka dhowr jeer ku eedeeyay in aysan siin maamulkiisa kaalmada Beesha Caalamka ee loosoo mariyo<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Nairobi waxaa maanta ka dhacay kulan u dhaxeeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Fulgencio Garido-Ruiz (Pencho). Ilo wareedyo ka agdhaw kulanka ayaa Mustaqbal u sheegay in ay labada mas&#8217;uul kawada hadleen Arrimaha Galmudug iyo taageerada ay u baahan yihiin. Madaxweynaha Galmudug ayay wararku sheegayaan in Midowga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":21050,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21049"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21049"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21049\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/21050"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21049"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21049"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21049"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}