{"id":21043,"date":"2019-04-21T10:35:01","date_gmt":"2019-04-21T09:35:01","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=21043"},"modified":"2019-04-21T10:35:01","modified_gmt":"2019-04-21T09:35:01","slug":"guddoomiyaha-bangiga-dhexe-oo-xilka-la-wareegay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/guddoomiyaha-bangiga-dhexe-oo-xilka-la-wareegay\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Bangiga dhexe oo xilka la wareegay"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha cusub ee Bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta xilka la wareegay waxaana goobjoog ka ahaa Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Cabdiraxman Cabdullahi, ayaa xilka la wareegay, waxaa kale oo goobjoog ahaa Hantidhowraha guud ee Dalka.<\/p>\n<p>Wasiir C\/Raxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in Guddoomiyaha cusub, isaga iyo Hnatidhowrkaba ay ka wada shaqeyn doonaan horumarinta dhaqaalaha dalka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha cusub ayaa dhawaan la magacaabay Bangiga dhexe ee dalka kaddib markii ay soo baxday in Nin ajannabi ah loo dhiibayo.<\/p>\n<p>Cabdiraxman Cabdullahi, waxaa uu ahaa Lataliye dhinaca dhaqaalaha ee xafiiska Ra&#8217;isalwasaaraha Soomaaliya,waxaana uu ka mid ahaa dadkii xulayay qofka noqonaya guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha cusub ee Bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta xilka la wareegay waxaana goobjoog ka ahaa Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya. Cabdiraxman Cabdullahi, ayaa xilka la wareegay, waxaa kale oo goobjoog ahaa Hantidhowraha guud ee Dalka. Wasiir C\/Raxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in Guddoomiyaha cusub, isaga iyo Hnatidhowrkaba ay ka wada shaqeyn doonaan horumarinta dhaqaalaha dalka. Guddoomiyaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":21044,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21043"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21043"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21043\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/21044"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21043"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21043"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21043"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}