{"id":20931,"date":"2019-04-19T09:23:25","date_gmt":"2019-04-19T08:23:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=20931"},"modified":"2019-04-19T09:23:25","modified_gmt":"2019-04-19T08:23:25","slug":"raiisul-wasaarahii-dalka-mali-oo-iscasilay-ka-dib-xasuuq-ka-dhacay-dalkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/raiisul-wasaarahii-dalka-mali-oo-iscasilay-ka-dib-xasuuq-ka-dhacay-dalkaasi\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaarahii dalka Mali oo iscasilay ka dib xasuuq ka dhacay dalkaasi."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya dalka Mali ayaa sheegaya in uu iscasilay ra\u2019iisul wasaarihii dalka Mali Soumeylou Boubeye Maiga .<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa timid kaddib markii toddobaadyo ka hor ilaa 160 qof oo ka soo jeedo qowmiyadda Fulani la dilay dalkaas, waxaana \u00a0falkaasi lagu tilmaamay Xasuuq.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Mali ,Ibrahim Boubacar Keita ayaa aqbalay iscasilaadda Soumeylou in kastoo uusan faahfaahin sababta uu xafiiska u banneeynay.<\/p>\n<p>Bayaan ka soo baxay Madaxtooyada Mali looga arimiyo ayaa lagu sheegay in goor dhow ra\u2019iisul wasaare cusub la soo magacaabi doono halka sido kale la soo dhisayo xukuumad cusub kaddib marka la sameeyo wadatashiyo siyaasadeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya dalka Mali ayaa sheegaya in uu iscasilay ra\u2019iisul wasaarihii dalka Mali Soumeylou Boubeye Maiga . Tallaabadan ayaa timid kaddib markii toddobaadyo ka hor ilaa 160 qof oo ka soo jeedo qowmiyadda Fulani la dilay dalkaas, waxaana \u00a0falkaasi lagu tilmaamay Xasuuq. Madaxweynaha Mali ,Ibrahim Boubacar Keita ayaa aqbalay iscasilaadda Soumeylou in kastoo uusan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":20932,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20931"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20931"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20931\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/20932"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20931"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20931"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20931"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}