{"id":20921,"date":"2019-04-19T06:10:14","date_gmt":"2019-04-19T05:10:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=20921"},"modified":"2019-04-19T06:10:14","modified_gmt":"2019-04-19T05:10:14","slug":"aqalka-sare-oo-puntland-ku-taageeray-muranka-dhanka-imtixaanka-mideysa-ee-shahaadiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/aqalka-sare-oo-puntland-ku-taageeray-muranka-dhanka-imtixaanka-mideysa-ee-shahaadiga\/","title":{"rendered":"Aqalka sare oo Puntland ku taageeray muranka dhanka Imtixaanka mideysa ee Shahaadiga."},"content":{"rendered":"<p>Ku xigeenka koowaad ee Afhayeenka Golaha Senate-ka \u00a0ayaa ka fal\u00adceliyay muranka dhanka Imtixaanka mideysan ee Shahaadiga ee u dhaxeeya wasaarada waxbarashada heer federaal iyo Puntland.<\/p>\n<p>Senator Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) \u00a0ayaa sheegay in Dastuurka qabyada ee wadanka u ogolaanayo Puntland iyo maamulada kale in ay si madax banaan u maamushaan arrimaha waxbarashada, maadaama dalka uusan lahayn Manhaj Waxbarasho oo mideysan.<\/p>\n<p>&#8221; Aniga oo tixraacaya waajibka dastuuriga ee Aqalka Sare sida ku cad Qod. 71 ee Dastuurka Federaalka &amp; waajibkeyga xilgudasho sida waafaqsan Qod. 61aad Faqradiisa 1,3 waxaan cadeynayaa in farriinta halkan ku lifaaqan ee wasiir Cabdulahi Godax ay ka soo horjeedo Dastuurkeena Qod. 54&#8243; ayuu yiri Senatorka oo qoraal soo dhigay Twitterkisa.<\/p>\n<p>Waxa uu hadalkiisa intaasi sii raaciyay &#8221; Qod. 54 wuxuu xeerinayaa marka laga reebo awooda Arrimaha Dibadda, Difaaca Qaranka, Jinsiyadda &amp; Socdaalka &amp; Siyaasadda Lacagta, oo ay awoodeeda &amp; xilkeeda yeelaneyso dowlada federaalka, in wixii ka soo hara ee awood qaybsiga siyaasadeed &amp; dhaqaale ay wada xaajood u furan yihiin&#8221;<\/p>\n<p>Mr Bukhaari ayaa geesta kale uga digay xukuumada federaalka ah in ay ka fogaato &#8220;siyaasado aan laheyn sal sharci ah oo waxyeello gaarsiin kara nidaamka Federaalka.&#8221;<\/p>\n<p>&#8221; Hadaba, arrinta tacliinta dalka waxa ay ka mid tahay arrimaha ay si gaar ah u maareysan karaan dowlad goboleedyada amaba uu wadaxaajoodku ka furan yahay sida ku cad Qod. 52aad ee Dastuurka ee wasiirka waxbarashadu go\u2019aan kuma laha maareynta waxbarashada #Puntland, Ilaa iyo inta heshiis federaal ah ay ka gaarayaan Xukuumadda dhexe iyo kuwa Dowlad Goboleedyada\u037e waxaa habboon in xukuumada Federaalku ay ka fogaato adeegsashada siyaasado aan laheyn sal sharci ah oo waxyeello gaarsiin kara nidaamka Federaalka&#8221; ayuu hadlakiisa ku soo xiray Abshir Bukhaari..<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku xigeenka koowaad ee Afhayeenka Golaha Senate-ka \u00a0ayaa ka fal\u00adceliyay muranka dhanka Imtixaanka mideysan ee Shahaadiga ee u dhaxeeya wasaarada waxbarashada heer federaal iyo Puntland. Senator Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) \u00a0ayaa sheegay in Dastuurka qabyada ee wadanka u ogolaanayo Puntland iyo maamulada kale in ay si madax banaan u maamushaan arrimaha waxbarashada, maadaama dalka uusan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":20922,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20921"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20921"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20921\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/20922"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20921"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20921"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20921"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}