{"id":20908,"date":"2019-04-18T11:10:58","date_gmt":"2019-04-18T10:10:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=20908"},"modified":"2019-04-18T11:10:58","modified_gmt":"2019-04-18T10:10:58","slug":"puntland-oo-amar-ku-soo-rogtay-macalimiinta-dugsiyada-quraanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/puntland-oo-amar-ku-soo-rogtay-macalimiinta-dugsiyada-quraanka\/","title":{"rendered":"Puntland oo amar ku soo rogtay macalimiinta Dugsiyada Qur&#8217;aanka.."},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Cadaaladda, iyo Arrimaha Diinta Puntland, ayaa maanta ku amartay dhammaan macallimiinta dugsiyada Qur\u2019aanka ee degaannada Puntland, in ay isku soo diiwaan-geliyaan mudda 10 cisha.<\/p>\n<p>Wasaaradda Cadaalada Maamulka Puntland ayaa Macalimiinta dugsida Qur\u2019aan ku wargalisay in ay isku diiwaan galiyaan mudo 10 cishaa oo maanta ka bilaabanaysa, iyadoo wixii ka dambeeya 28 bishan April aan la aqoonsan doonin dugsigii aan is diiwaan-gelin.<\/p>\n<p>Wargelintan ayaa imaanaysa, xilli dhowaan wasiirka Caddaalada uu sheegay, in gebi ahaanba la xiri doono dugsiyada Qur\u2019aanka iyo xarumaha kale ee ay leeyihiin firqada loo yaqaan Al-takfiir, oo uu ku eedeeyay in ay fasahaad iyo caqiido qalafsan ku faafinayan degaannada Maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Balse, culimo ka tirsan kooxdaasi oo maalmo ka hor warbaahinta la hadlay gudaha maamulka Puntland, ayaa dhankooda dhaliilay hadalka waasiirka, iyagoo beeniyay in ay caqiido qalafsan faafinayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Cadaaladda, iyo Arrimaha Diinta Puntland, ayaa maanta ku amartay dhammaan macallimiinta dugsiyada Qur\u2019aanka ee degaannada Puntland, in ay isku soo diiwaan-geliyaan mudda 10 cisha. Wasaaradda Cadaalada Maamulka Puntland ayaa Macalimiinta dugsida Qur\u2019aan ku wargalisay in ay isku diiwaan galiyaan mudo 10 cishaa oo maanta ka bilaabanaysa, iyadoo wixii ka dambeeya 28 bishan April aan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":20909,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20908"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20908"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20908\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/20909"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20908"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20908"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20908"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}