{"id":20903,"date":"2019-04-18T09:47:30","date_gmt":"2019-04-18T08:47:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=20903"},"modified":"2019-04-18T09:48:45","modified_gmt":"2019-04-18T08:48:45","slug":"wasaaradaha-waxbarashada-soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kawad-hadlay-hormarinta-waxbarasha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasaaradaha-waxbarashada-soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kawad-hadlay-hormarinta-waxbarasha\/","title":{"rendered":"Wasaaradaha Waxbarashada Soomaaliya iyo Turkiga oo kawada hadlay hormarinta Waxbarasha."},"content":{"rendered":"<p>Wasiiru Dowlaha wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle oo safar shaqo ku jooga Magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa kulamo kala duwan la qatay madax Wasaarada waxbarashada Turkiga.<br \/>\nWasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada ayaa la kulmay wasiirka waxbarashada dalka turkiga waxa ayna kawada hadleen horumarinta waxbarashada.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/57429744_689780754771963_118855579169980416_n.jpg?_nc_cat=100&amp;_nc_eui2=AeGm2Yz7SSDswH0VLY8m2oRxCUxh9y0qmbw4VGspT8iAwycPhuI3oR1e962EJB0rc8vf6JVYLYUTKvXgtejJh2DOBolguJUgsCLkwPEYNTZQgA&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=dd353332928a16f5da19beada2838e71&amp;oe=5D3EC8B3\" alt=\"Image may contain: 3 people, people sitting\" width=\"960\" height=\"578\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Masuuliyiinta uu lakulmay wasiir dowlaha Wax barashad Dowlada Soomaaliya.<\/figcaption><\/figure>\n<p>&#8220;Waxaan magaalada Ankara ee dalka Turrkiga kulan kula qaatay\u00a0Wasiirka waxbarashada dalka turkiga Arimaha aan ka wada hadalnay waxaa ka mid ahaa iskaashiga jaamacaddaha turkiga iyo Jaamacaddaha Soomaaliya, xoojinta xiriirka wada shaqeyneyd ee dhanka waxbarashada iyo sidii dalka turkiga qeyb ugu qadan lahaa horumarinta waxbarashada ardayda Soomaaliyeed\u201d ayuu wasiir dowlaha wasaarada waxbarashada Soomaaliya.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/57106677_689780798105292_7221401172173651968_n.jpg?_nc_cat=103&amp;_nc_eui2=AeGN9Nk2yhCp0s16maPR3eTd_matdbRLaTlSBO0c3QyvormWaksORQgw7P8jEUStFn0oSmh2vV98OD8IUAXFHaZwSmtK2ApjR7tqYHpKj_LkOA&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=6bb1ba921e449e4ca239cd12147bc8a0&amp;oe=5D3923E2\" alt=\"Image may contain: 7 people, people smiling, suit\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Masuuliyiin ka tirsan wasaarada Waxbarashad Dowlada Turkiga oo uu lakulmay wasiir Dowlaha Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Gudoomiya kuxigeenka Hay&#8217;adda Arimaha diinta turkiga oo qeyb ka ahaa kulanka waxa uu ii sheegay in markasta dowlada Turkiga ay diyaar u tahay garab istaaga Soomaaliya gaar ahaan waxbarashada ardayda Soomaaliyeed ayuu yiri wasiirk Dowlaha Waxbarashada.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/57257119_689780858105286_5170326607822323712_n.jpg?_nc_cat=106&amp;_nc_eui2=AeHF3uJe10qpitqcsK48XYVIDd-4KSOeUxmIh8pw2gLWFBgySzhH1pg-femRzZyzy3Rv8qLjkSyCydlC0WoeJsPNMvO8dVX1ZoH3kSE0c7erEw&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=6f43a1efc41765a7bf2e7e2af4efada6&amp;oe=5D76F7B8\" alt=\"Image may contain: 2 people, people standing and suit\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Wasiir Dowlaha ayaa Bilad sharaf lagu gudoonsiiyay Dalka Turkiga.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Wasiiru Dowlaha wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa safarkiisa uu ku joogo dalka Turkiga waxaa ku wehliya madax ka tirsan wasaaradda waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru Dowlaha wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle oo safar shaqo ku jooga Magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa kulamo kala duwan la qatay madax Wasaarada waxbarashada Turkiga. Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada ayaa la kulmay wasiirka waxbarashada dalka turkiga waxa ayna kawada hadleen horumarinta waxbarashada. &#8220;Waxaan magaalada Ankara ee dalka Turrkiga kulan kula&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":20904,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20903"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20903"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20903\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/20904"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20903"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20903"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20903"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}