{"id":20901,"date":"2019-04-18T09:34:36","date_gmt":"2019-04-18T08:34:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=20901"},"modified":"2019-04-18T09:34:36","modified_gmt":"2019-04-18T08:34:36","slug":"al-shabab-oo-sheegtay-in-20-ka-mid-ah-askarta-dowladda-ay-isku-dhiibeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/al-shabab-oo-sheegtay-in-20-ka-mid-ah-askarta-dowladda-ay-isku-dhiibeen\/","title":{"rendered":"Al-shabab oo sheegtay in 20 ka mid ah Askarta dowladda ay isku dhiibeen"},"content":{"rendered":"<p>Dhaq dhaqaaqa Al-shabaab ayaa sheegtay in 20 Askari oo ka mid ahaa Ciidamada dowladda Soomaaliya ay isu dhiibeen.<\/p>\n<p>Warbaahinta AL-shabaab ayaa baahineysa in Askartaasi ay iska kala dhiibeen Gobollada Gedo iyo Galguduud.<\/p>\n<p>16 ka\u00a0 mid ah Askartaas ayey Al-shabaab sheegeen in ay iska dhiibeen Magaalooyinka Garbahaareey, Baardheere iyo meelo kale oo ka tirsan Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Halka afar Askari oo kale ay iska dhiibeen degmada Ceelbuur ee Gobolka Galguduud oo ay hadda gacanta ku hayaan AL-shabaab.<\/p>\n<p>Al-shabaab ma baahin sawirrada Askarta ay sheegeen in ay ka goosteen dowladda ee iyaga ku biiray sida ay sameyn jireen marar badan.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya iyo maamullada Jubaland iyo Galmudug wali kama hadlin sheegashada AL-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhaq dhaqaaqa Al-shabaab ayaa sheegtay in 20 Askari oo ka mid ahaa Ciidamada dowladda Soomaaliya ay isu dhiibeen. Warbaahinta AL-shabaab ayaa baahineysa in Askartaasi ay iska kala dhiibeen Gobollada Gedo iyo Galguduud. 16 ka\u00a0 mid ah Askartaas ayey Al-shabaab sheegeen in ay iska dhiibeen Magaalooyinka Garbahaareey, Baardheere iyo meelo kale oo ka tirsan Gobolka Gedo&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":15202,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59,78,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20901"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20901"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20901\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15202"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20901"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20901"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20901"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}