{"id":20886,"date":"2019-04-18T05:33:13","date_gmt":"2019-04-18T04:33:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=20886"},"modified":"2019-04-18T05:33:13","modified_gmt":"2019-04-18T04:33:13","slug":"guddoomiyaha-marka-oo-ka-hadlay-godoonka-ay-ku-jirto-magaaladaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/guddoomiyaha-marka-oo-ka-hadlay-godoonka-ay-ku-jirto-magaaladaas\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Marka oo ka hadlay go&#8217;doonka ay ku jirto magaaladaas"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha cusub ee Magaalada Marka ayaa sheegay in ay qorsheynayaan in go&#8217;doonka saaran magaaladaasi ay ka qaadaan.<\/p>\n<p>Cabdullahi Cali Axmed Waafow ayaa sheegay in Magaalada Marka aysan jirin wax geli kara ama ka bixi kara, waxaana uu ku sababeeyay in ay tahay go&#8217;doon ay saareen ururka AL-shabaab.<\/p>\n<p>Isaga oo shir jaraa&#8217;id Taleefanka ugu qabtay Warbaahinta ayuu baaq u diray dowladda Soomaaliya, Koofur Galbeed iyo Ciidamada AMISOM.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in magaalada dhinac kasta laga go&#8217;doomiyay bur bur badanna uu ka muuqdo,waxaana uu dowladda Federaalka ah ka codsaday in ay arrintaas wax ka qabato.<\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ah ayaa ku sugan magaalada Marka kuwaas oo qeyb ka ah guutada 14ka October.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha cusub ee Magaalada Marka ayaa sheegay in ay qorsheynayaan in go&#8217;doonka saaran magaaladaasi ay ka qaadaan. Cabdullahi Cali Axmed Waafow ayaa sheegay in Magaalada Marka aysan jirin wax geli kara ama ka bixi kara, waxaana uu ku sababeeyay in ay tahay go&#8217;doon ay saareen ururka AL-shabaab. Isaga oo shir jaraa&#8217;id Taleefanka ugu qabtay Warbaahinta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":6670,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20886"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20886"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20886\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6670"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20886"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20886"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20886"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}