{"id":20293,"date":"2019-04-08T06:09:40","date_gmt":"2019-04-08T05:09:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=20293"},"modified":"2019-04-08T06:09:40","modified_gmt":"2019-04-08T05:09:40","slug":"ciidanka-amaanka-oo-howlgal-ka-fuliyay-beledweyne-iyo-ceelasha-biyaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidanka-amaanka-oo-howlgal-ka-fuliyay-beledweyne-iyo-ceelasha-biyaha\/","title":{"rendered":"Ciidanka Amaanka oo howlgal ka fuliyay Beledweyne iyo Ceelasha Biyaha"},"content":{"rendered":"<p>Howlgalka ayaa ahaa mid guri guri lagu baarayay sida dadka deegaanka ay Mustaqbal u sheegeen, ciidamada ayaa goobo fagaare ah isugu geeyay qaar kamid ah dhalinyarada ay soo qabteen.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada ay sii daayeen qaar kamid ah dadka u badan dhalinyarada ee ay soo qabteen, kadib baaris ay mariyeen.<\/p>\n<p>Ciidamada Dowladda ayaa xadiday dhaqdhaqaaqa dadka deegaanka ceelasha biyaha inta ay ku guda jireen howlgalkooda.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah dadka deegaanka ayaa mustaqbal u sheegay in howlgalka uu bilawday xalay fiidkii, uuna soo gaaray xili dambe.<\/p>\n<p>Ciidamada ammaanka dowladda ayaa howlgal habeen kahor ay ka sameeyeen isla deegaankaan waxa ay sheegeen in ay kusoo qabteen hub iyo walxo loo adeegsado qaraxyada.<\/p>\n<p>Saraakiisha Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in goobta ay galeen Ciidamada in ay ahayd keydka hubka Al-Shabaab, xog ay heleena ay ku fuliyeen howlgalkaas.<\/p>\n<p>Dhanka kale Xaafadda Howlwadaag oo shalay lagu dilay wiil yar waxa ay ciidamada booliiska sameeyeen howlgal ay ku raadinayaan dadka lagu tuhmayo kiiskaan.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiinta ammaanka Magaalada Baladweyne wali kama hadlin dhacda iyo howlgalka xigay oo ka dhacay Xaafadda Howlwadaag..<\/p>\n<p>Ciidamada Dowladda ayaa kordhiyay howlgalada ay ka sameynayaan Magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah Gobolada dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Howlgalka ayaa ahaa mid guri guri lagu baarayay sida dadka deegaanka ay Mustaqbal u sheegeen, ciidamada ayaa goobo fagaare ah isugu geeyay qaar kamid ah dhalinyarada ay soo qabteen. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada ay sii daayeen qaar kamid ah dadka u badan dhalinyarada ee ay soo qabteen, kadib baaris ay mariyeen. Ciidamada Dowladda ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":9163,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20293"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20293"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20293\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9163"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20293"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20293"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20293"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}