{"id":20288,"date":"2019-04-08T05:25:24","date_gmt":"2019-04-08T04:25:24","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=20288"},"modified":"2019-04-08T05:25:24","modified_gmt":"2019-04-08T04:25:24","slug":"itoobiya-oo-marti-gelineysa-shir-ay-ku-wadahadlayaan-dowladda-dhexe-iyo-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/itoobiya-oo-marti-gelineysa-shir-ay-ku-wadahadlayaan-dowladda-dhexe-iyo-somaliland\/","title":{"rendered":"Itoobiya oo marti gelineysa shir ay ku wadahadlayaan dowladda dhexe iyo Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;isalwasaaraha Dalka Itoobiya Abiye Axmed ayaa sheegay in dowladdiisa ay dhex dhexaadineyso wadahadalka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>Abiye Axmed ayaa ka war sugaya wafddigii Midowga Yurub ee dhawaan tagay Magaalada Hargesa kuwaas oo la kulmay madaxda Somaliland.<\/p>\n<p>Midowga Yurub ayaa lagu wadaa in uu fududeeyo wadahadalka iyo miisaaniyadda ku baxeysa iyada oo dowladda Itoobiyana ay dhex dhexaadineyso.<\/p>\n<p>Ra&#8217;isalwasaaraha Itoobiya ayaa magaalada Jigjiga ka sheegay Todobaadkii hore in sida ugu dhaqsiyaha badan u billaabanayaan wadahadalka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Itoobiya ay ka go&#8217;antahay nabadda geeska Afrika dowladdiisa ay waqti iyo dadaal dheeraad ah ku bixineyso.<\/p>\n<p>Abiye ayaa yiri &#8220;sidii aad iga dalbateen sanadkii hore markii aan halkan imid,waxaa hadda dhow in aan ka shaqeyno xasiloonida Somaliya, sidaas darteed annaga iyo Midowga Yurub ayaa ku howllan sidii aan u dhameyn laheyn khilaafka dowladda dhexe iyo Somaliland&#8221;.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;isalwasaaraha Dalka Itoobiya Abiye Axmed ayaa sheegay in dowladdiisa ay dhex dhexaadineyso wadahadalka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland. Abiye Axmed ayaa ka war sugaya wafddigii Midowga Yurub ee dhawaan tagay Magaalada Hargesa kuwaas oo la kulmay madaxda Somaliland. Midowga Yurub ayaa lagu wadaa in uu fududeeyo wadahadalka iyo miisaaniyadda ku baxeysa iyada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":3525,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20288"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20288"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20288\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3525"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20288"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20288"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20288"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}