{"id":20281,"date":"2019-04-07T18:21:35","date_gmt":"2019-04-07T17:21:35","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=20281"},"modified":"2019-04-07T18:21:35","modified_gmt":"2019-04-07T17:21:35","slug":"madaxweynaha-puntland-iyo-danjiraha-jarmalka-ee-soomaaliya-kulan-ku-yeeshay-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweynaha-puntland-iyo-danjiraha-jarmalka-ee-soomaaliya-kulan-ku-yeeshay-garoowe\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland iyo Danjiraha Jarmalka ee Soomaaliya kulan ku yeeshay Garoowe."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Magaalada Garoowe kula kulmay Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya Annett G\u00fcnther.<\/p>\n<p>Kulankaan kahor Madaxweyne Deni ayaa saakay safar dhulka ah ugu ambabaxay Magaalada oo uu kusoo gaba-gabeeyay socdaal uu ku marayay Gobolka Bari.<\/p>\n<figure style=\"width: 1851px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/56472423_631327017280822_5085498985091694592_o.jpg?_nc_cat=108&amp;_nc_eui2=AeHFzvVhEze4vaaF1KcjkvYxbX0H1KqXO55mFncJMSS6AxxTggz5cXEPx1qQ4epa9Ic6slQ4eUvEISMqcsvSB03F-FZtNNKzEOeYWh0z9dPZSg&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=dc44de3d539372b7112f90b6818fca1f&amp;oe=5D389CE5\" alt=\"Image may contain: 2 people, people sitting\" width=\"1851\" height=\"1308\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha Puntland iyo Danjiraha Jarmalka ee Soomaaliya Annett G\u00fcnthe<\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxweyne Deni waxaa kulanka ku wehliyay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga Ah Cabdiqafaar Cilmi Xaange, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Fadaraalka iyo Dimuquraadiyaynta Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Jaamac Faarax Xasan, Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud Gaadiidka iyo Guriyeynta Axmed Bashiir Muuse iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland Maxamed Cabdiladiif Yuusuf.<\/p>\n<figure style=\"width: 2012px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/56408614_631326990614158_1370217459323240448_o.jpg?_nc_cat=106&amp;_nc_eui2=AeHy7uUVkK1ZlKFYn56GC77OyZNJ--9ptG3kdY6DzDRJBwubF1L7VGf_mKTsVGJCiw2Io507KHedfC5Kr_LVMqe-eMBH0gyNUNKc572YqLgOHA&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=acec1bdf73236609b705b2c6ba1bec86&amp;oe=5D32AC93\" alt=\"Image may contain: 3 people, people sitting and suit\" width=\"2012\" height=\"1231\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Xubnihii Maamulka Puntland ee joogay kulanka.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Soo dhaweyn kadib Wafdiga ay hogaamineysay Haweeneyda Danjiraha Jarmalka ee Soomaaliya ah Annett G\u00fcnther waxa ay kawada hadleen Kaalinta Xukuumadda Berlin ee Soomaaliya, gaar ahaan Maamulka Puntland.<\/p>\n<figure style=\"width: 2048px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/56610487_631327030614154_2177955856849567744_o.jpg?_nc_cat=100&amp;_nc_eui2=AeGRhcZrQM6u0YeIkbkwoloVlOlGqZEXV2Vj1xU-5ToiULWFiBRw5uxgE79uhUTgV-X7AVA0S7D57S7kIo4s4iGAeIovQm4B9VEjZ0R2Jw70eg&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=b281a1a9913f92f4ead2d436755c12df&amp;oe=5D476740\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1164\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Wafdigii la socday Danjiraha Jarmalka ee Soomaaliya<\/figcaption><\/figure>\n<p>&#8220;Waxaan uga mahadcelinaynaa waxyaabihii hore ee ay soo qabteen dalka Jarmalka oo Soomaaliya taariikh weyn ku leh, mudooyinkii ay Soomaaliya xuriyadda qaadatay ilaa hada dhinacyo badan ay iska soo garab istaageen hadana ay rabaan in ay waxbadan qabtaan\u201d Ayuu yiri Madaxweynaha Puntland.<\/p>\n<figure style=\"width: 2048px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/56355238_631327087280815_547476882765905920_o.jpg?_nc_cat=102&amp;_nc_eui2=AeG7DS7BHqDf9CoFXHuP8mbqwJI_Gu2admiPJAp3xK_oFv3JFQLVAwUBwVcr89u-yzTW-qVRwGm2O2P_EjEwlzsrG2EyS2CX4Hj5YCp5VUV13Q&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=fca7cbd6a2e8946f4125f0439f009509&amp;oe=5D4B59A4\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1181\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Kulankii guud ee Dhexmaray Wafdiga Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland<\/figcaption><\/figure>\n<p>Ambassador Annett G\u00fcnther ayaa dhankeeda sheegtay in ay ku faraxsan tahay safarkeeda Deegaanada Puntland iyo kulanka ay la qaadatay Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni.<\/p>\n<p>Waxa ay intaa ku dartay in Dowladda Jarmalka ay ka fulineyso Deegaanada Puntland, waxa ay xustay ay ka qayb qaadanayaan horumarka dalka, gaar ahaan Puntland.<\/p>\n<figure style=\"width: 1986px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/55845439_631327100614147_1692231867836661760_o.jpg?_nc_cat=102&amp;_nc_eui2=AeGLSe5Fx9UQQWH-JGr8K-7qjJIXxBJ8RVE2jaN1ZXA-dcLK-ezDzxs_5BBtzeuwDyVhYTHxuqd02wGt6tbEogvIVNG_U_z2oRDi71mqvdtGPQ&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=4afb7cb30dc23c8b5ce927325c6c591b&amp;oe=5D0725AB\" alt=\"\" width=\"1986\" height=\"1368\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Gabagabadii kulanka Danjiraha Jarmalka ee Soomaaliya iyo Madaxweyne Deni.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Wafdiga Danjiraha Jarmalka ee Soomaaliya waxaa wehliyay xubno ka socday Hay&#8217;adda GIZ ee gacanta ku haysa wadada Garoowe iyo Gaalkacyo oo la filaayo in xili dhaw ay dib u bilaabaan dhismaha wadadaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Magaalada Garoowe kula kulmay Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya Annett G\u00fcnther. Kulankaan kahor Madaxweyne Deni ayaa saakay safar dhulka ah ugu ambabaxay Magaalada oo uu kusoo gaba-gabeeyay socdaal uu ku marayay Gobolka Bari. Madaxweyne Deni waxaa kulanka ku wehliyay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":20282,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20281"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20281"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20281\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/20282"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20281"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20281"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20281"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}