{"id":20270,"date":"2019-04-07T11:44:36","date_gmt":"2019-04-07T10:44:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=20270"},"modified":"2019-04-07T11:53:53","modified_gmt":"2019-04-07T10:53:53","slug":"shir-looga-hadlayo-dib-u-eegista-dastuurka-soomaaliya-oo-ka-furmay-kismaayosawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/shir-looga-hadlayo-dib-u-eegista-dastuurka-soomaaliya-oo-ka-furmay-kismaayosawirro\/","title":{"rendered":"Shir looga hadlayo dib u eegista Dastuurka Soomaaliya oo ka furmay Kismaayo,Sawirro."},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Kismaayo ee xarunta Kumeel gaar ah ee Maamulka Jubbaland waxaa maanta ka furmey shir looga hadlayo dib u eegista dastuurka Soomaaliya kaas oo muddo Afar cesho ah socon doona.<\/p>\n<p>Furitaanka shirka waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe,Godoomiyaha gudiga dastuurka Labada aqalka ee Barlamaanka Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale, wasiir ku xigeenka wasaarada dastuurka Xukumada Soomaaliya Xasan Cabdi Cilmi, wasiirada dastuurka dowlad goboleedyada dalka iyo marti sharaf kale.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/56553746_1502483779885556_6524053252449763328_n.jpg?_nc_cat=107&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=61a19b8b15920889041de03fe9277705&amp;oe=5D40E140\" alt=\"Image may contain: 2 people, people sitting\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Xubnaha Shirka ka qeyb galaya.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Shirkaan oo socon doona mudo afar cisho ah sida qorshahu yahey waxaana looga hadli doonaa dib u eegista dastuurka ku meel gaarka ah Soomaaliya.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/56368686_1502483993218868_2040240260239065088_n.jpg?_nc_cat=102&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=ac5dd9d2fb2505a392480ac32906ebe6&amp;oe=5D404575\" alt=\"Image may contain: 3 people, people sitting and indoor\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Masuuliyiinta shirka dib u eegista Dastuurka ku meel gaar ah ee Soomaaliya,.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Wafdigaan ka socda Wasaarada dastuurka Soomaaliya iyo wasiirada Dowlad Goboleedyada dalka ayaa shalay gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/56685903_1502483943218873_1582588989221634048_n.jpg?_nc_cat=102&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=e6e2f4a2f1b65562dab9c8a2c676ec16&amp;oe=5D4BC1F8\" alt=\"Image may contain: 2 people, people sitting and suit\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Wasiirada Dastuurka Dowlad Goboleedyada dalka.<\/figcaption><\/figure>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Kismaayo ee xarunta Kumeel gaar ah ee Maamulka Jubbaland waxaa maanta ka furmey shir looga hadlayo dib u eegista dastuurka Soomaaliya kaas oo muddo Afar cesho ah socon doona. Furitaanka shirka waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe,Godoomiyaha gudiga dastuurka Labada aqalka ee Barlamaanka Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale, wasiir ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":20271,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,78,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20270"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20270"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20270\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/20271"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20270"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20270"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20270"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}