{"id":20266,"date":"2019-04-07T11:13:49","date_gmt":"2019-04-07T10:13:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=20266"},"modified":"2019-04-07T11:13:49","modified_gmt":"2019-04-07T10:13:49","slug":"sirdoonka-pakistan-oo-fashiliyay-weerar-ay-hindiya-la-damacsaneyd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/sirdoonka-pakistan-oo-fashiliyay-weerar-ay-hindiya-la-damacsaneyd\/","title":{"rendered":"Sirdoonka Pakistan oo fashiliyay weerar ay Hindiya la damacsaneyd"},"content":{"rendered":"<p>Sirdoonka Dalka Pakistan ee SIS\u00a0 ayaa shaaciyay in ay heleen xog la xiriirta in Dowladda Hindiya ay qorsheyneyso weerar ay ku qaaddo dalka Pakistan bartamaha Bishan April.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda Dalka Pakistan,\u00a0\u00a0Shah Mahmood Qureshi, ayaa sheegay in sirdoonka Qaranka Pakistan ay heleen in Hindiya ay qorsheyneyso weerar ay ku qaaddo Pakistaan 16ka ilaa 20ka April.<\/p>\n<p>Xukuumadda Islamabard ayaa xogtan ku wargelisay shanta dal ee ugu awoodda badan Golaha amaanka ee qaramada Midoobey kuwaas oo leh diidmada qayaxan ama Veto Power.<\/p>\n<p>Pakistan waxaa ay sheegtay in ay iska difaaceyso qatar kasta oo uga timaada Hindiyada iyada oo Hindiya ay hadda ku jirto xilli doorasho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sirdoonka Dalka Pakistan ee SIS\u00a0 ayaa shaaciyay in ay heleen xog la xiriirta in Dowladda Hindiya ay qorsheyneyso weerar ay ku qaaddo dalka Pakistan bartamaha Bishan April. Wasiirka arrimaha dibadda Dalka Pakistan,\u00a0\u00a0Shah Mahmood Qureshi, ayaa sheegay in sirdoonka Qaranka Pakistan ay heleen in Hindiya ay qorsheyneyso weerar ay ku qaaddo Pakistaan 16ka ilaa 20ka April&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":20267,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20266"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20266"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20266\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/20267"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20266"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20266"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20266"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}