{"id":20249,"date":"2019-04-07T09:37:03","date_gmt":"2019-04-07T08:37:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=20249"},"modified":"2019-04-07T09:37:03","modified_gmt":"2019-04-07T08:37:03","slug":"man-united-oo-40m-ku-dooneysa-ryan-sessegnon","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/man-united-oo-40m-ku-dooneysa-ryan-sessegnon\/","title":{"rendered":"Man United oo \u00a340m ku dooneysa Ryan Sessegnon."},"content":{"rendered":"<p>Fulham ayaa lagu soo waramayaa inay go&#8217;aansatay inay iska iibiso Ryan Sessegnon lacag dhan \u00a3 40m waxeyna ka iibin doontaa kooxda United-ka.<\/p>\n<p>Sessegnon ayaa loo arkaa mid ka mid ah rajada ugu sareysa ee kubada cagta Ingariiska, laakiin ciyaaryahanka ayaa dalbaday in kooxda laga diro kadib markii ay u laabatay heerka 2aad.<\/p>\n<p>Kooxda Fulham ayaa dhawaan u dhaxday heerka 2aad ee horyaalka Ingriska iyadoona ka timid dhibco liita xidiga Sessegnon ayaa si cad u sheegay in uu san ka mid aheyn xidigaha la laaban doono kooxda.<\/p>\n<p>Wargeyska The Sun ayaa ku waramaya in kooxda United ay miiska fulham u saartay aduun dhan 40m oo ay ku doonayaan adeega laacibkan dalbaday in kooxda laga diro waxeyna loo lan adag kala kulmi doontaa kooxaha Tottenham iyo arsenal oo qudhooda ku raad jooga saxiixa laacibkan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Fulham ayaa lagu soo waramayaa inay go&#8217;aansatay inay iska iibiso Ryan Sessegnon lacag dhan \u00a3 40m waxeyna ka iibin doontaa kooxda United-ka. Sessegnon ayaa loo arkaa mid ka mid ah rajada ugu sareysa ee kubada cagta Ingariiska, laakiin ciyaaryahanka ayaa dalbaday in kooxda laga diro kadib markii ay u laabatay heerka 2aad. Kooxda Fulham ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":20251,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20249"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20249"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20249\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/20251"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20249"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20249"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20249"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}