{"id":20245,"date":"2019-04-07T09:21:36","date_gmt":"2019-04-07T08:21:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=20245"},"modified":"2019-04-07T09:21:36","modified_gmt":"2019-04-07T08:21:36","slug":"lio-messi-oo-rikoor-cajiib-ah-ka-dhigay-la-liga-kadib-guushii-atletico","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/lio-messi-oo-rikoor-cajiib-ah-ka-dhigay-la-liga-kadib-guushii-atletico\/","title":{"rendered":"Lio Messi oo rikoor cajiib ah ka dhigay La Liga kadib guushii Atletico."},"content":{"rendered":"<p>Kabtanka kooxda Barcelona iyo xulka Argentina Lio Messi ayaa xalay rikoor cajiib ah ka sameeyay horyaalka La Liga kadib guushii cajiib ka aheyd oo uu ka gaaray kooxda atletico Madrid.<\/p>\n<p>Messi ayaa xalay \u00a0jibiyay rikoor La Ligaha ah oo u yaalay goolhayihii hore Real ee Iker Casillas taasi oo ku aadan dhanka guulaha horyaalka.<\/p>\n<p>Wargeyska Marca ayaa sheegaya in\u00a0 Messi uu noqday laacibka ugu guulaha badan taariikhda horyaalka La Ligaha isaga oo badiyay kulankiisii 356-aad halka Iker Casillas uu ku istaagay 355<\/p>\n<p>Dhanka kale\u00a0 goolkii xalay uu dhaliyay ayuu Messi ku gaaray goolkiisii 33-aad ee La ligaha isaga ayaana hogaanka gool dhalinta horyaalkaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kabtanka kooxda Barcelona iyo xulka Argentina Lio Messi ayaa xalay rikoor cajiib ah ka sameeyay horyaalka La Liga kadib guushii cajiib ka aheyd oo uu ka gaaray kooxda atletico Madrid. Messi ayaa xalay \u00a0jibiyay rikoor La Ligaha ah oo u yaalay goolhayihii hore Real ee Iker Casillas taasi oo ku aadan dhanka guulaha horyaalka. Wargeyska&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":20247,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20245"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20245"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20245\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/20247"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20245"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20245"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20245"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}