{"id":20235,"date":"2019-04-07T05:46:31","date_gmt":"2019-04-07T04:46:31","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=20235"},"modified":"2019-04-07T05:46:31","modified_gmt":"2019-04-07T04:46:31","slug":"ciidamada-booliska-oo-49-qof-ku-xir-xiray-gobolka-shabeellaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidamada-booliska-oo-49-qof-ku-xir-xiray-gobolka-shabeellaha-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidamada Booliska oo 49 qof ku xir xiray Gobolka Shabeellaha hoose"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliska Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay Gobolka Shabeellaha hoose ku xir xireen 49 qof oo lagu tuhmayo in ay ka tirsanyihiin dhaq dhaqaaqa AL-shabaab.<\/p>\n<p>Zakiya Xuseen oo ah Taliye ku xigeenka Booliska Soomaaliya ayaa sheegtay in 35 qof oo ka mid ah dadka la tuhmayo shalay lagu qabtay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo ay Zakiya sheegtay in 14 qof oo kali oo iyaguna la tuhmanayaal ah lagu qabtay degaanka Sabiid oo ay Ciidamada dowladda dhawaan kala wareegeen dhaq dhaqaaqa AL-shabaab.<\/p>\n<p>Zakiya waxaa ay sheegtay in sidoo kale la qabtay Nin Qabiir ah oo AL-shabaab u qaabilsanaa qaraxyada dhejiska ah ee lagu xiro Gawaarida.<\/p>\n<p>Dadka Rayidka ah ayey ugu baaqday in ay Gawaaridooda gaarka ah ilaashadaan si aan loogu xirin qaraxyada loo yaqaanno dhejiska.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Taliye Zakiya waxaa ay sheegtay in howlgallada dhinaca amaanka ah ay ku fidi doonaan Gobolka Shabeellaha hoose oo aysan ku ekaaneyn Magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliska Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay Gobolka Shabeellaha hoose ku xir xireen 49 qof oo lagu tuhmayo in ay ka tirsanyihiin dhaq dhaqaaqa AL-shabaab. Zakiya Xuseen oo ah Taliye ku xigeenka Booliska Soomaaliya ayaa sheegtay in 35 qof oo ka mid ah dadka la tuhmayo shalay lagu qabtay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":20236,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20235"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20235"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20235\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/20236"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20235"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20235"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20235"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}