{"id":19879,"date":"2019-04-01T10:58:30","date_gmt":"2019-04-01T09:58:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=19879"},"modified":"2019-04-01T10:58:30","modified_gmt":"2019-04-01T09:58:30","slug":"shaqo-bannaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/shaqo-bannaan\/","title":{"rendered":"Shaqo Bannaan"},"content":{"rendered":"<p>Mustaqbal media oo kakooban Xarun Raadiye, Degital Tv iyo Webiste, waxna ku baahiya Baraha kaladuwan ee Bulshada \u00a0waxa uu kamid yahay Warbaahinta xirfad yahanka ah ee Soomaaliya, xaruntiisa weyn waxa ay kutaal Muqdisho<\/p>\n<p><strong>Faahfaahin Shaqada Bannaan<\/strong><\/p>\n<p>Mustaqbal Waxa ay raadineysaa qofka leh Astaamaha sare islamarkaana buuxin kara Kaalinta SOOSAARE\/JEEDIYE, Raadiyaha iyo telefeshinkaba.<\/p>\n<p><strong>Afafka<\/strong><\/p>\n<p>Afka Soomaaliga oo ah salka iyo aaladda aan wax ku gudbino Qoraal, Maqal iyo Muuqaalba waa in uu\/in ay si dhammeystiran u fahmo ugna hadli karo qoraal iyo Maqal labadaba.<\/p>\n<p><strong>Maxaa looga baahan yahay oo dheeri ah<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>CV (Sooyaal)<\/li>\n<li>Xaashida katalabixinta shaqaaleysiinta<\/li>\n<li>Warqad muujineysa dhigashada jaamacadda iyo maaddada (Dadka weli kujira Jaamacadda)<\/li>\n<\/ul>\n<p>Qofka soo codsanaya shaqadan isaga oo kashaqeynaya shaqo kale waa in uu wato xaashiada shaqo-,kategidda iyo warqadda katalo-bixinta shaqaaleysiintiisa oo leh astaan iyo xiriirka xaruntiisa shaqada.<\/p>\n<p>Qofka soo codanaya kaalintan ee weli dhiganaya Jaamacadda waxa looga baahan yahay in uu soo raaciyo Warqad muujineysa dhigashada jaamacadda iyo maaddada.<\/p>\n<p>Emailka Codsiga (CV &amp; All documents)<\/p>\n<p><a href=\"mailto:info@mustaqbalradio.net\">info@mustaqbalradio.net<\/a><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>Halkan ka aqri Faylka oo PDF ha<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Shaqo-Bannaan_Mustaqbal.pdf\">Shaqo Bannaan_Mustaqbal<\/a><\/p>\n<p><strong>______________________________<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mustaqbal media oo kakooban Xarun Raadiye, Degital Tv iyo Webiste, waxna ku baahiya Baraha kaladuwan ee Bulshada \u00a0waxa uu kamid yahay Warbaahinta xirfad yahanka ah ee Soomaaliya, xaruntiisa weyn waxa ay kutaal Muqdisho Faahfaahin Shaqada Bannaan Mustaqbal Waxa ay raadineysaa qofka leh Astaamaha sare islamarkaana buuxin kara Kaalinta SOOSAARE\/JEEDIYE, Raadiyaha iyo telefeshinkaba. Afafka Afka Soomaaliga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19880,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,72,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19879"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19879"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19879\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/19880"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19879"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19879"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19879"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}