{"id":19697,"date":"2019-03-30T05:51:06","date_gmt":"2019-03-30T05:51:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=19697"},"modified":"2019-03-30T05:51:06","modified_gmt":"2019-03-30T05:51:06","slug":"kenya-oo-sheegtay-in-al-shabaab-ay-dileen-3-kenyaan-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-al-shabaab-ay-dileen-3-kenyaan-ah\/","title":{"rendered":"Kenya oo sheegtay in Al-shabaab ay dileen 3 Kenyaan ah"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Dhaq dhaqaaqa Al-shabaab ay saddex qof oo Kenyaan ah midina Haweeeney tahay ku dileen fagaare ku yaalla duleedka Yaaq Baraawe.<\/p>\n<p>Sirdoonka Kenya ayaa sheegay in Al-shabaab ay Arbacadii la soo dhaafay shan qof ku toogteen fagaare ku yaalla degaankaas islamarkaana dadka la toogtay ay ku jireen saddex qof oo Kenyaan ah.<\/p>\n<p>Haweeneyda la dilay ayaa waxaa ay ka soo jeeddaa Gobolka Xeebta ee Kenya halka labada qof ee kale ay ka soo jeedaan Wajeer sida ay sheegeen Hay&#8217;adaha sirdoonka Kenya ee warkan siiyay warbaahinta.<\/p>\n<p>Saraakiisha amaanka Kenya ayaa sheegay in dilka saddexda qof ee Kenyaanka ah uu yimid kaddib markii Jimcihii todobaadkii hore duqeyn ka dhacday Bu&#8217;aale lagu dilay hoggaamiye sare oo ka tirsan Al-shabaab una dhashay Kenya.<\/p>\n<p>Dowladda Kenya ayaa waxaa ay intaas ku dartay in Ciidanka Kenya ee dhinaca xeebta heegan la geliyay markii Khamiistii ay baxsadeen shan ka mid ah Al-shabaab oo lagu weeraray guri ay ku dhuumanayeen.<\/p>\n<p>Shanta qof ee ka baxsaday Ciidanka Kenya ayaa kala ah;\u00a0 Salim Rashid Mohammed, Rashid Mwatsu aka Mody, Juma Waziri, Mkauma Ali Mbuiya iyo Juma Mwengo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Dhaq dhaqaaqa Al-shabaab ay saddex qof oo Kenyaan ah midina Haweeeney tahay ku dileen fagaare ku yaalla duleedka Yaaq Baraawe. Sirdoonka Kenya ayaa sheegay in Al-shabaab ay Arbacadii la soo dhaafay shan qof ku toogteen fagaare ku yaalla degaankaas islamarkaana dadka la toogtay ay ku jireen saddex qof oo Kenyaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":19698,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19697"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19697"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19697\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/19698"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19697"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19697"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19697"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}