{"id":19685,"date":"2019-03-30T03:24:57","date_gmt":"2019-03-30T03:24:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=19685"},"modified":"2019-03-30T03:24:57","modified_gmt":"2019-03-30T03:24:57","slug":"duqa-garoowe-oo-maanta-hortagaya-golaha-deegaanka-magaaladaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/duqa-garoowe-oo-maanta-hortagaya-golaha-deegaanka-magaaladaas\/","title":{"rendered":"Duqa Garoowe oo maanta hortagaya Golaha Deegaanka Magaaladaas."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha golaha degaanka, ahna duqa Magaalada Garoowe Axmed Siciid Muuse ayaa maanta hortagaya Golaha Deegaanka ee Magaaladaasi.<\/p>\n<p>Waxa uu kahor jeedinayaa khudbad uu kaga hadlayo waxqabadkiisa 6-dii bilood ee lasoo dhaafay iyo waxyaabaha u qorsheysan 6-da bilood ee soo socota.<\/p>\n<p>Xubno katirsan Golaha Deegaanka ayaa dhankooda soo bandhigi doono warbixinta guud ee Golaha, iyo waxyaabaha ay soo jeedinayaan in loo baahan yahay in wax laga qabto.<\/p>\n<p>Axmed Siciid Muuse Duqa Garoowe waxaa la doortay 29-kii Bishii August sanadkii tagay 2018, waxaana tan iyo waqtigaas dhowrkii bilood kadib laga dhageysanayay wax qabadkiisa iyo qorshihiisa bilooyinka soo socda.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah Xubnaha Golaha Deegaanka ayaa sheegay in ay ka fogaadeen khilaaf ka dhex dhaca, sida dhici jirtay xubnihii ka horeeyay sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha golaha degaanka, ahna duqa Magaalada Garoowe Axmed Siciid Muuse ayaa maanta hortagaya Golaha Deegaanka ee Magaaladaasi. Waxa uu kahor jeedinayaa khudbad uu kaga hadlayo waxqabadkiisa 6-dii bilood ee lasoo dhaafay iyo waxyaabaha u qorsheysan 6-da bilood ee soo socota. Xubno katirsan Golaha Deegaanka ayaa dhankooda soo bandhigi doono warbixinta guud ee Golaha, iyo waxyaabaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":19686,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19685"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19685"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19685\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/19686"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19685"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19685"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19685"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}