{"id":19682,"date":"2019-03-29T17:53:04","date_gmt":"2019-03-29T17:53:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=19682"},"modified":"2019-03-29T17:53:04","modified_gmt":"2019-03-29T17:53:04","slug":"gaadiid-dhuxul-usoo-waday-muqdisho-oo-lagu-gubay-shabeelaha-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/gaadiid-dhuxul-usoo-waday-muqdisho-oo-lagu-gubay-shabeelaha-dhexe\/","title":{"rendered":"Gaadiid dhuxul usoo waday Muqdisho oo lagu gubay Shabeelaha Dhexe."},"content":{"rendered":"<p>Gobolka Shabeelaha Dhexe wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in wadada u dhaxeysa Degmooyinka Jowhar iyo Balcad lagu gubay Gaadiid dhuxul usoo waday Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiin katirsan Maamulka Hir-Shabeelle ayaa Mustaqbal u sheegay in illaa saddex gaadiid oo ah kuwa dhuxusha qaada in ay gubeen Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegeen in gaadiidka laga dajiyay dadkii la socday, isla markaana dab ay ka qabadsiiyeen qaybo kala duwan oo Gaadiidka ah.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiinta Hir-Shabeelle ayaa Al-Shabaab ku eedeeyay in ay ka dambeeyeen gaadiidkaan dhuxusha waday ee lagu gubay Gobolka Shabeelaha Dhexe.<\/p>\n<p>Bilooyinkii lasoo dhaacay Wadada Muqdisho iyo Afgooye xiriirisa waxaa lagu gubay tiro gaadiid Xamuul ah, kuwaa oo Magaalada Muqdisho dhuxul usoo waday.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa gaadiid kale qab lagu qabadsiiyay Duleedka Degmada Afgooye, mas&#8217;uuliyiinta Gobolada Shabeelaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe oo ka kala tirsan Koofur Galbeed iyo Hir-Shabeelle ayaa \u00a0Al-Shabaab ku eedeeyay in ay ka dambeeyaan gubista Gaadiidka dhuxusha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gobolka Shabeelaha Dhexe wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in wadada u dhaxeysa Degmooyinka Jowhar iyo Balcad lagu gubay Gaadiid dhuxul usoo waday Magaalada Muqdisho. Mas&#8217;uuliyiin katirsan Maamulka Hir-Shabeelle ayaa Mustaqbal u sheegay in illaa saddex gaadiid oo ah kuwa dhuxusha qaada in ay gubeen Al-Shabaab. Waxa ay sheegeen in gaadiidka laga dajiyay dadkii la socday,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":19683,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19682"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19682"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19682\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/19683"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19682"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19682"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19682"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}