{"id":19562,"date":"2019-03-27T09:58:17","date_gmt":"2019-03-27T09:58:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=19562"},"modified":"2019-03-27T10:11:10","modified_gmt":"2019-03-27T10:11:10","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-ee-xukuumadda-soomaaliya-ayaa-faro-maran-kala-soo-noqday-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-ee-xukuumadda-soomaaliya-ayaa-faro-maran-kala-soo-noqday-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Wasiirka arrimaha Gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa faro-maran kala soo noqday Dhuusamareeb."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arimaha Gudaha Xukumada Faderaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa saaka ka soo duulay garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb, kadib wadahadal uu la yeeshay madaxda Galmudug ee ku sugan Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Eng. Sabriye ayaa shalay gaaray magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Galmudug, waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey Gudoomiyaha Dhuusamareeb, wasiiro, Xildhibaano iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/54798322_1600003760130603_5545756468034142208_n.jpg?_nc_cat=105&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=75f0e75c3b3929ab82837403ef0f61b6&amp;oe=5D058BD0\" alt=\"Image may contain: 4 people, people smiling, outdoor\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Soo dhaweynta Wasiirka ee Garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Wasiir Sabriye ayaa intaas kadib loo galbiyey Xarunta Madaxtooyada Galmudug oo uu kula kulmay Madaxweyne Axmed Ducaale Geele Xaaf, iyo Madaxa Xukumada Sheekh Maxamed Shaakir\u00a0 Cali Xasan.<\/p>\n<figure style=\"width: 640px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/ceelhuur.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55793535_2251354828259055_7344396193578876928_n.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Kulankii shalay Wasiirka arimaha Gudaha Soomaaliya Eng Sabriye ;Madaxweynaha Galmudug Xaaf iyo Madaxa xukuumada sheekh Shaakir.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Wasiirka ayaa Madaxdii uu la kulmay u gudbiyey fariin uu kawaday Madaxda sare ee Dowladda Dhexe, fariintaas oo ahayd in Galmudug ay doorasho gasho bisha July 2019, ilo ku dhow Madaxtooyada Dhuusamareeb ayaa noo xaqiijiyey in ay Madaxweyne Xaaf iyo Sheekh Shaakir kabiyo-diideen soojeedintii Wasiirka.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/54800279_1600004103463902_3136205219986145280_n.jpg?_nc_cat=106&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=ba956f9a976660c423188e9bb8021496&amp;oe=5D0B8668\" alt=\"Image may contain: 4 people, people standing\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Wasiirka Arimaha Gudaha Xukumada Faderaalka Soomaaliya iyo madaxweynaha Galmudug Xaaf.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Sidoo kale Eng: Sabriye ayaa kulan 4 saacadood qaatay la yeeshay Hogaamiyaha Ahlusunna Waljamaaca Macalin Maxamuud Sheekh Xasan, kulankan ayaa ka dhacay guriga Macalin Maxamuud, waana kulankii ugu waqtiga dheeraa, waxaana saraakiil ku dhow noo sheegeen inuu\u00a0 kusoo dhamaaday natiijo la\u2019aan.<\/p>\n<figure style=\"width: 620px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/ceelhuur.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55644713_630454507399460_2142377511705640960_n.jpg?resize=620%2C413\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"413\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Wasiirka arimaha Gudaha iyo hugaamiyaha Guud ee Ahlusunna waljamaaca Macalin Maxamuud Sheekh Xasan.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Dhinacyada ayaa xalay iskugu laabtay kulan gaarey Todobadii Saac , Saadaasha ayaa ahayd in Kohor bixitaanka Wasiirka dhinacyadu qabtaan Shir Jaraaid oo looga Hadlayo Waxa ka soo Baxay kulamadoodii Maadaama uusan Jirin ilaa shalay Hadal saxaafada lala wadaagey oo ku saabsan iskudayga Dowlada ee Xal u helida Arinta Galmudug iyo Natiijada rasmiga ah ee kulamada Dhinacyada.<\/p>\n<figure style=\"width: 720px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/54729103_779106772471145_4401640209024811008_n.jpg?_nc_cat=101&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=c1f1f6ba58eea91cbbe023340c6dbd0d&amp;oe=5D4B318F\" alt=\"Image may contain: one or more people and indoor\" width=\"720\" height=\"480\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Kulankii shalay ay wada qaateen wasiirka arimaha Gudaha iyo madaxda Galmudug.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Dad xog ogaal ah ayaa noo Xaqiijiyey in ay Jiraan Shuruudo Madaxda Kala duwan ee Galmudug ay ku xirtay Heshiiska taasoo Keentay in wasiirku uu kula laabto Madaxda Dowlada Faderaalka ah ee Soomaaliya, Madaxtooyada Soomaaliya ayaa juhdi badan ku bixinaysa qabsoomida Doorashada Galmudug iyada oo rejada Laga qabo in ay u dhacdo doorashadaasi si loo dhan yahay ay tahay mid Galmudg laga wada sugayo, ma muuqato sida looga mirro dhalin karo Marka la fiiriyo\u00a0 hadal ay baahiyeen Madaxda Galmudug ee fadhigoodu yahey Dhuusamareeb.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/55644713_630454507399460_2142377511705640960_n.jpg?_nc_cat=110&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=a79b20839d6fe844afc613bc91ff4523&amp;oe=5D4088DA\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Kulamadii Xalay wasiirka iyo hugaanka Ahlusunna.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxda Galmudug ayaa wasiirka sidoo kale ka dalbaday in loo fasaxo lacagihii ay ka heli jirtay Dowladda dhexe, loona madax baneeyo dastuurka la qoray isku darkii Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca oo Dowladdu u madax banaydo arimahooda.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/55861201_1600004163463896_4707414323989839872_n.jpg?_nc_cat=111&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=9f8fae9472a40988326dbd39f4bc50d3&amp;oe=5D420705\" alt=\"Image may contain: 2 people, people standing and indoor\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Madaxweynaha Galmudug iyo wasiirka arimaha Gudaha.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Dadka u kuurgala siyaasadda Galmudug ayaa qaba in ay suuragl tahay in khilaafku kudhammaan doono in doorashada Galmudug qabsoonto iyada oo aanay qayb ka ahayn madaxda Galmudug ee hadda jirta.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/55602703_1600003933463919_7309043570441191424_n.jpg?_nc_cat=101&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=bdc5e5fcb115f7d03b42968728ee8c35&amp;oe=5D0B4AF3\" alt=\"Image may contain: 1 person, smiling, sky and outdoor\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Soo dhaweyntii wasiirka ee Dhuusmareeb.<\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arimaha Gudaha Xukumada Faderaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa saaka ka soo duulay garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb, kadib wadahadal uu la yeeshay madaxda Galmudug ee ku sugan Dhuusamareeb. Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Eng. Sabriye ayaa shalay gaaray magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Galmudug, waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey Gudoomiyaha Dhuusamareeb, wasiiro, Xildhibaano iyo qeybaha kala duwan ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":19564,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19562"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19562"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19562\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/19564"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19562"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19562"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19562"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}