{"id":19554,"date":"2019-03-27T10:31:13","date_gmt":"2019-03-27T10:31:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=19554"},"modified":"2019-03-27T10:31:13","modified_gmt":"2019-03-27T10:31:13","slug":"israel-oo-sharikad-mareykan-ah-ruqsad-u-siisay-in-ay-shidaal-ka-baarto-buuraleda-golan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/israel-oo-sharikad-mareykan-ah-ruqsad-u-siisay-in-ay-shidaal-ka-baarto-buuraleda-golan\/","title":{"rendered":"Israel oo sharikad Mareykan ah Ruqsad u siisay in ay shidaal ka baarto buuraleda Golan"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Israel ayaa Ruqsaddii ugu horreysay oo shidaal looga baarayo Buuraleyda Golan ee ay Syria leedahay siisay sharikad shidaalka baarta oo uu leeyahay madaxweyne ku xigeenkii hore ee Mareykanka.<\/p>\n<p>Sharikaddan waxaa lala xiriiriyay in uu leeyahay\u00a0Dick Cheney, ayaa waxaa lagu magacaabaa\u00a0Genie Energy.<\/p>\n<p>Waxaa la siiyay ruqsad ay 153Mayl oo isku wareeg ah uga baarto shidaal, dhulkaas oo ku yaalla Koofurta Buuraleyda\u00a0Golan Heights ee ay xoogga ku heysato Israel.<\/p>\n<p>Buuraleydan waxaa ay ka mid tahay dhulka Carbeed ee ay Israel ku qabsatay dagaalkii lixda Bari ee Carabta iyo Israel ee dhacay 1967dii.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa dhawaan aqoonsaday in Buuraleyda\u00a0Golan Heights, ay leedahay Israel waxaase ku diiday Qaramada Midoobey, Midowga Yurub iyo dunida Muslimka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Israel ayaa Ruqsaddii ugu horreysay oo shidaal looga baarayo Buuraleyda Golan ee ay Syria leedahay siisay sharikad shidaalka baarta oo uu leeyahay madaxweyne ku xigeenkii hore ee Mareykanka. Sharikaddan waxaa lala xiriiriyay in uu leeyahay\u00a0Dick Cheney, ayaa waxaa lagu magacaabaa\u00a0Genie Energy. Waxaa la siiyay ruqsad ay 153Mayl oo isku wareeg ah uga baarto shidaal,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":19568,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19554"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19554"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19554\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/19568"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19554"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19554"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19554"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}