{"id":19306,"date":"2019-03-23T13:59:52","date_gmt":"2019-03-23T13:59:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=19306"},"modified":"2019-03-23T13:59:52","modified_gmt":"2019-03-23T13:59:52","slug":"mw-farmaajosugidda-nabadgalyada-waa-masuuliyad-saaran-ciidamada-iyo-hayadaha-amniga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mw-farmaajosugidda-nabadgalyada-waa-masuuliyad-saaran-ciidamada-iyo-hayadaha-amniga\/","title":{"rendered":"MW Farmaajo:Sugidda nabadgalyada waa masuuliyad saaran ciidamada iyo hay\u2019adaha amniga."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay weerarkii qaraxyada ahaa ee maanta lagu qaaday Xarunta Wasaarada Shaqada iyo shaqaalaha.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa ugu horeyn ka tacsiyeeyay dadkii ku naf waayay weerarkii Al shabaab maanta ku qaadeen dhismaha Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha oo uu ka mid ahaa Xildhibaan Saqar Ibraahim Cabdalla oo ahaa wasiir ku geenka wasaaradaasi.<\/p>\n<p>\u201cInnaa Lilaahi wa innaa ilayhi raajicuun. Alle ha u naxariisto dhammaan dadkii ku shahiiday falalkii waxshinimada ahaa ee maanta dhacay oo uu kamid ahaa Xildhibaan Saqar Ibraahim Cabdalla, Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.<\/p>\n<p>Wasiirku waxa uu ahaa nin afgaaban, edeb badan, waddani ah, dalka iyo dadkana ugu adeegay si daacadnimo iyo hufnaan ay ka muuqato.<\/p>\n<p>Waxaan rabaa inaan ummadda Soomaaliyeed la wadaago in shacab iyo ciidanba loo midoobo kooxaha argagixisada ah ee maalin walba doonaya in ay daadiyaan dhiiga shacabka Soomaaliyeed, burburiyaan hantidooda, barakiciyaana birimageydada si aysan u hana qaadin dowladnimadeeda\u201d ayaa lagu yiri qoraala la soo dhigay barta Facebook ee Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo mar uu ka hadlay Amniga iyo iyo Cida Masuuliyadu ka saarantahey ayaa yiri \u201cSugidda nabadgalyada waa masuuliyad saaran ciidamada iyo hay\u2019adaha amniga, waana in ay dardargeliyaan hawlaha loo igmaday si looga hortago dhagarta ay kooxaha argagixisada ahi la maagan yihiin shacabka Soomaaliyeed, shacabkuna waa in ay gacan ka geystaan sugidda nabadgelyada\u201d.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mursal sheikh Cabdiraan ayaa asna ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho, waxa uun caafmaad u rajeeyay intii ku dhaawacantay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay weerarkii qaraxyada ahaa ee maanta lagu qaaday Xarunta Wasaarada Shaqada iyo shaqaalaha. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn ka tacsiyeeyay dadkii ku naf waayay weerarkii Al shabaab maanta ku qaadeen dhismaha Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha oo uu ka mid ahaa Xildhibaan Saqar Ibraahim Cabdalla oo ahaa wasiir&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":16794,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19306"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19306"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19306\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16794"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19306"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19306"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19306"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}