{"id":19273,"date":"2019-03-23T09:49:17","date_gmt":"2019-03-23T09:49:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=19273"},"modified":"2019-03-23T09:49:17","modified_gmt":"2019-03-23T09:49:17","slug":"dad-ku-dhintay-qarax-ka-dhacay-ex-koontarool-afgooye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dad-ku-dhintay-qarax-ka-dhacay-ex-koontarool-afgooye\/","title":{"rendered":"Dad ku dhintay Qarax ka dhacay Ex-Koontarool Afgooye"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya Isgooyska Ex-Koontarool Afgooye ayaa sheegaya in uu halkaas ka dhacay Qarax lagu xiray Gaari ay la socdeen dad rayid ah.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay 2 Qof oo Rayid ah ayaa dhintay halka Xildhibaan Salaad Sheekh Xuseen, oo ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle uu ku dhaawacmay qaraxa.<\/p>\n<p>Gaari ay la socdeen ayaa la sheegay in uu qarxay,waxaana qof ka mid ah dadka ehelka la ah dadka ay waxyeellada soo gaartay uu u xaqiijiyay Mustaqbal Radio dhimashada labao qof iyo dhaawac qof kale.<\/p>\n<p>Qaraxan waxaa uu ku soo beegmay iyada oo Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha iyo Wasaaradda Howlgala guud uu ka socdo dagaal u dhaxeeya AL-shabaab iyo Ciidamada dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya Isgooyska Ex-Koontarool Afgooye ayaa sheegaya in uu halkaas ka dhacay Qarax lagu xiray Gaari ay la socdeen dad rayid ah. Inta la xaqiijiyay 2 Qof oo Rayid ah ayaa dhintay halka Xildhibaan Salaad Sheekh Xuseen, oo ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle uu ku dhaawacmay qaraxa. Gaari ay la socdeen ayaa la sheegay in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":14141,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19273"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19273"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19273\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14141"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19273"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19273"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19273"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}