{"id":19270,"date":"2019-03-23T08:57:11","date_gmt":"2019-03-23T08:57:11","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=19270"},"modified":"2019-03-23T08:57:11","modified_gmt":"2019-03-23T08:57:11","slug":"faah-faahinta-weerarka-wasaaradda-shaqada-iyo-shaqaalaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/faah-faahinta-weerarka-wasaaradda-shaqada-iyo-shaqaalaha\/","title":{"rendered":"Faah faahinta weerarka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha"},"content":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxyo iyo weerar ka socda Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Xukuumadda Soomaaliya oo ku taalla Degmada Shangaani ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Goobjoogayaal ayaa u xaqiijiyay Idaacadda Mustaqbal in koox hubeysan ay gudaha u galeen dhismaha Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha oo ku dhow taliska qeybta Guud ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Kooxda weerarka ku qaadday dhismaha ayaa la sheegayaa in ay ka koobanyihiin 4 ilaa 5 qof,kuwaas oo goobjoogayaal ay xaqiijiyeen in ay wataan dharka Ciidanka Booliska sidoo kalena ka dageen gaariga 2aad ee qarxay.<\/p>\n<p>Gurmad ayaa wali socda iyada oo rasaas laga maqlayo dhismaha Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha oo ay isku meel ku yaallaan Wasaaradda howlaha guud.<\/p>\n<p>La soco wixii soo kordha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxyo iyo weerar ka socda Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Xukuumadda Soomaaliya oo ku taalla Degmada Shangaani ee Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa u xaqiijiyay Idaacadda Mustaqbal in koox hubeysan ay gudaha u galeen dhismaha Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha oo ku dhow taliska qeybta Guud ee Gobolka Banaadir. Kooxda weerarka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":19271,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19270"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19270"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19270\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/19271"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19270"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19270"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19270"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}