{"id":19267,"date":"2019-03-23T08:16:16","date_gmt":"2019-03-23T08:16:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=19267"},"modified":"2019-03-23T10:03:58","modified_gmt":"2019-03-23T10:03:58","slug":"muqdisho-qarax-lala-beegsaday-dhismayasha-labo-wasaaradood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/muqdisho-qarax-lala-beegsaday-dhismayasha-labo-wasaaradood\/","title":{"rendered":"Muqdisho: Qarax lala beegsaday dhismayasha labo wasaaradood"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya Degmada Shangaani ayaa sheegaya in Qarax iyo weerar toos ah lagu qaaday Dhismayaasha Wasaaradaha Howlaha guud iyo Shaqada iiyo Shaqaalaha.<\/p>\n<p>Dad ka agdhow goobta ay qaraxyada iyo weeraradu ka dheceen ayaa u sheegay\u00a0 Mustaqbal in qaraxa lala beegsaday dhismaha labada Wasaaradood oo ku yaalla inta u dhaxeysa Isgoysyada Jubba iyo Shangaani qeybta degmada Shangaani.<\/p>\n<p>Gaadiidka Gurmadka deg degga ah ayaa ku baxay goobta uu qaraxu ka dhacay si ay halkaas uga qarmadaan khasaaraha uu geystay ee nafeed, waxaana ay Aamin Ambulance sheegtay in 11 qof oo dhaawac ah ay qaadeen gaadiidkeedu gurmadka degdegga ah<\/p>\n<p>La soco wixii ku soo kordha<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya Degmada Shangaani ayaa sheegaya in Qarax iyo weerar toos ah lagu qaaday Dhismayaasha Wasaaradaha Howlaha guud iyo Shaqada iiyo Shaqaalaha. Dad ka agdhow goobta ay qaraxyada iyo weeraradu ka dheceen ayaa u sheegay\u00a0 Mustaqbal in qaraxa lala beegsaday dhismaha labada Wasaaradood oo ku yaalla inta u dhaxeysa Isgoysyada Jubba iyo Shangaani qeybta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":19268,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19267"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19267"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19267\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/19268"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19267"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19267"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19267"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}