{"id":19258,"date":"2019-03-23T07:32:38","date_gmt":"2019-03-23T07:32:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=19258"},"modified":"2019-03-23T07:32:38","modified_gmt":"2019-03-23T07:32:38","slug":"man-utd-oo-50m-ku-dooneysa-toni-kroos","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/man-utd-oo-50m-ku-dooneysa-toni-kroos\/","title":{"rendered":"Man Utd oo 50m ku dooneysa Toni Kroos."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda reer Egnlan ee Man United ayaa dhankeeda kuso biirtay xiisaha loo qabo kubad dhisaha kooxda Real Madrid iyo xulka Germany Toni Kroos.<\/p>\n<p>Red Devils ayaa u dhaweyd inay lasoo saxiixato xiddiga heerka caalami ee dalka Jarmalka sanadka 2013-ka balse xiligaas waxaa ka afdubatay kooxda Real Madrid.<\/p>\n<p>Kroos ayaa ka mid ah xidigaha aadka looga doon doonayo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda isagona diirada u saaran kooxaha Man City iyo PSG waxaana markan kuso biirtay kooxda United iyadoona ku dooneysa aduun dhan 50m.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda reer Egnlan ee Man United ayaa dhankeeda kuso biirtay xiisaha loo qabo kubad dhisaha kooxda Real Madrid iyo xulka Germany Toni Kroos. Red Devils ayaa u dhaweyd inay lasoo saxiixato xiddiga heerka caalami ee dalka Jarmalka sanadka 2013-ka balse xiligaas waxaa ka afdubatay kooxda Real Madrid. Kroos ayaa ka mid ah xidigaha aadka looga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":19259,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19258"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19258"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19258\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/19259"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19258"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19258"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19258"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}