{"id":19245,"date":"2019-03-23T05:19:16","date_gmt":"2019-03-23T05:19:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=19245"},"modified":"2019-03-23T07:43:14","modified_gmt":"2019-03-23T07:43:14","slug":"somaliya-oo-ka-aamustay-codeynta-q-m-ee-looga-soo-horjeeday-aqoonsiga-trump-ee-golan-heigths","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/somaliya-oo-ka-aamustay-codeynta-q-m-ee-looga-soo-horjeeday-aqoonsiga-trump-ee-golan-heigths\/","title":{"rendered":"Somaliya oo ka aamustay\u00a0 codeynta Q.M ee looga soo horjeeday aqoonsiga Trump ee Golan Heigths."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa ka amuustay codeyn Qaramada Midoobey ay u qaadday \u00a0aqoonsiga\u00a0 Dowladda Mareykanka ee ay Buuraleyda Golan Heigths ee dalka Syria uu u aqoonsaday in ay leedahay Israel.<\/p>\n<p>Kulanka Hay\u2019adda xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobey ayaa waxaa\u00a0 xaadiray\u00a0 47 dal,waxaana 26 ka mid ah ay diideen aqoonsiga Trump ee dhulka ay xoogga ku heysato Israel, halka lix iyo toban kale ay aqbaleen, waxa sidoo kale ka aamusay 5 dal.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa shalay oo jimco ahayd ka dhacay Magaalada Geneva,waxaana ajendaha ahaa qaraar ku saabsan aqoonsiga Trump Israel ku siiyay Buuraleyda Golan ee dalka Syria oo ay Israel xoog ku heysato.<\/p>\n<p>Waddamada diiday codeyntan, oggolaadayna in Israel heysato ayaa kala ah; Australia, Austria, Brazil, Bulgaria, Croatia, the Czech Republic, Denmark, Hungary, Iceland, Italy, Japan, Slovakia, Spain, Togo, Ukraine iyo United Kingdom.<\/p>\n<p>Dalalka ka aamusay ayaa iyaguna kala ah; Cameroon, Democratic Republic of Congo, Fiji, Rwanda iyo Somalia.<\/p>\n<p>Dalka Baxreyn oo markii hore u codeeyay diidmo ayaa sheegay in uu ka laabtay codkaas waxaana uu codsaday in loo qoro in uu ka aamusay.<\/p>\n<p>Danjiraha Syria ee Qaramada Midoobey Hussam Edin Aala, ayaa bogaadiyay go\u2019aanka golaha waxaana uuu sheegay in uu farriin cad u dirayo go\u2019aanka gar darrada ah ee uu Dhulka Syria Trump u aqoonsaday in ay leedahay Israel.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa ka amuustay codeyn Qaramada Midoobey ay u qaadday \u00a0aqoonsiga\u00a0 Dowladda Mareykanka ee ay Buuraleyda Golan Heigths ee dalka Syria uu u aqoonsaday in ay leedahay Israel. Kulanka Hay\u2019adda xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobey ayaa waxaa\u00a0 xaadiray\u00a0 47 dal,waxaana 26 ka mid ah ay diideen aqoonsiga Trump ee dhulka ay xoogga ku heysato&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":19246,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19245"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19245"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19245\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/19246"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19245"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19245"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19245"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}