{"id":19232,"date":"2019-03-23T04:26:16","date_gmt":"2019-03-23T04:26:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=19232"},"modified":"2019-03-23T04:26:16","modified_gmt":"2019-03-23T04:26:16","slug":"wasiir-cawad-oo-dhiggiisa-turkiga-kula-kulmay-ankarasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiir-cawad-oo-dhiggiisa-turkiga-kula-kulmay-ankarasawirro\/","title":{"rendered":"Wasiir Cawad oo dhiggiisa Turkiga kula kulmay Ankara,Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa shalay kulan gaar ahaa Magaalada Ankara kula qaatay Wasiirka Arrimaha DIbadda Turkiga Mevl\u00fct \u00c7avu\u015fo\u011flu.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/54521379_551040772074851_6373328444712812544_n.png?_nc_cat=106&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=6a726ef898e52ba2376b7b914f51c8f4&amp;oe=5D172442\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Midig: Wasiir Cawad iyo Bidix: Wasiir \u00c7avu\u015fo\u011flu.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Kulanka kadib waxa ay labada dhinac wada gaareen heshiis ka kooban qodobo ay kamid yihiin isdhaafsi dhul safaaradeed labada dal ee Xukuumadaha Ankara iyo Muqdisho.<\/p>\n<p>War kooban oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in is aragga labada Wasaarad arrimo dibadeed uu kusoo dhamaaday si wanaagsan.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/54519848_762725714109715_8605507494875234304_n.png?_nc_cat=107&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=48a3ebdcea8f4110e196bbe512db0d5c&amp;oe=5D501237\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"636\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Labada Wasiir oo saxiixaya qodobada ay ku heshiiyeen.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Turkiga siisay dhul weyn oo ay ka dhisteen safaaradooda Muqdisho.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/55505675_1749248438510290_5766458357586067456_n.png?_nc_cat=107&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=0ce1944b005a4e4813cb16050f559f26&amp;oe=5D45F07F\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"592\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Labada Wasiir oo wada sheekeysanaya.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Waxa ay gacanta ku hayaan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde iyo Dekeda Muqdisho oo ah Ilaha ugu muhiim dhaqaalaha Dalka, sidoo kale waxa ay Turkiga Soomaaliya ku leeyihiin Xero Ciidan oo ay ku tababaraan Ciidamada Dowladda Federalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Turkiga waxa uu Soomaaliya soo galay sanadkii 2011, xiligaas waxaa Magaalada Muqdisho soo gaaray dad badan oo kasoo barakacay abaar ku dhufutay Gobolada Dalka.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/54519431_360081844847356_1054216898377416704_n.png?_nc_cat=100&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=e7ec47dd288212dd73d7cad2029c36a6&amp;oe=5D4EE1B1\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"581\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Wafdiga labada dhinac oo wadahadlaya.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Wixii xiligaas ka dambeeyay Xiriirka ka dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa marba heer soo gaarayay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa shalay kulan gaar ahaa Magaalada Ankara kula qaatay Wasiirka Arrimaha DIbadda Turkiga Mevl\u00fct \u00c7avu\u015fo\u011flu. Kulanka kadib waxa ay labada dhinac wada gaareen heshiis ka kooban qodobo ay kamid yihiin isdhaafsi dhul safaaradeed labada dal ee Xukuumadaha Ankara iyo Muqdisho. War kooban oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":19233,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19232"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19232"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19232\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/19233"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19232"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19232"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19232"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}