{"id":19090,"date":"2019-03-20T10:36:05","date_gmt":"2019-03-20T10:36:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=19090"},"modified":"2019-03-20T10:37:19","modified_gmt":"2019-03-20T10:37:19","slug":"jubbaland-oo-ka-hortimid-amarkii-wasaarada-waxbarasha-soomaaliya-ee-imtixaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/jubbaland-oo-ka-hortimid-amarkii-wasaarada-waxbarasha-soomaaliya-ee-imtixaan\/","title":{"rendered":"Jubbaland oo ka hortimid amarkii wasaarada Waxbarasha Soomaaliya ee Imtixaanka."},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa go,aan ka soo saartey Warqad horey uga soo baxdey Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Federaalaka Soomaaliya taas Ardeyda Dugsiyada Sare Waajib looga dhigeyay in ay galaan labo Imtixaan.<\/p>\n<p>Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ayaa ku baaqdey in dib loogu noqdo go,aanka maadaama aysan duruufta Ardeyga Soomaaliyeed aysan saamixi karin in uu galo Labo Imtixaan oo ay ka qaadaan Wasaarada Waxbarashada iyo Daladaha waxbarashada.<\/p>\n<p>Wasaarada waxbarashada Jubbaland ayaa sheegtay in golaha wasiirada iyo Madaxweynaha Jubbaland ay kala tashatay sidaasna lagu amray in hal imtixaan laga qaado ardada Soomaaliyeed gaarahaan kuwa deegaanada Jubbaland.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/54435516_1489308114536456_4696051988008271872_n.jpg?_nc_cat=104&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=6ae099381583eccbd960eb0b62119c6e&amp;oe=5D05AB88\" alt=\"Image may contain: text\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa go,aan ka soo saartey Warqad horey uga soo baxdey Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Federaalaka Soomaaliya taas Ardeyda Dugsiyada Sare Waajib looga dhigeyay in ay galaan labo Imtixaan. Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ayaa ku baaqdey in dib loogu noqdo go,aanka maadaama aysan duruufta Ardeyga Soomaaliyeed aysan saamixi karin in uu galo Labo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":19091,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19090"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19090"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19090\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/19091"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19090"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19090"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19090"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}