{"id":19079,"date":"2019-03-20T08:17:06","date_gmt":"2019-03-20T08:17:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=19079"},"modified":"2019-03-20T08:17:06","modified_gmt":"2019-03-20T08:17:06","slug":"maamulka-mahaddaay-oo-ka-hadlay-ciidanka-ka-baxay-degmada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maamulka-mahaddaay-oo-ka-hadlay-ciidanka-ka-baxay-degmada\/","title":{"rendered":"Maamulka Mahaddaay oo ka hadlay Ciidanka ka baxay degmada"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Degmada Mahaddaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa beeniyay warar sheegaya in degmadaasi ay la wareegeen Al-shabaab.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Degmada Mahaddaay Axmed Xuseen Afrax, ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in Ciidamada dowladda ay qaar ka mid ah saaka isaga baxeen Magaalada.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Ciidamo gaaraya 1,500 Askari oo AMISOM ah ay ku suganyihiin, sidoo kalena Milatariga Soomaaliya qeyb ka mid ah ay joogaan.<\/p>\n<p>Axmed waxaa uu intaas ku daray in Ciidamada ka baxay Magaakada ay ka cabanayeen Mushaar la&#8217;aan, mas&#8217;uuliyaddana ay saarantahay taliyayaashooda laakiin degmada Mahaddaay aysan qabsan Al-shabaab.<\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo saaka isaga soo baxay saldhigyo ay ku lahaayeen Gobolka Shabellaha dhexe ayaa waxa ay gaareen Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa ka cabanayay mushaar la&#8217;aan iyaga oo sidoo kale aad u dhaliilay hadalkii Ra&#8217;isalwasaaraha Soomaaliya ee ahaa in Ciidamada aan mushaarka qaadan aysan u diiwaangashaneyn dowladda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Degmada Mahaddaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa beeniyay warar sheegaya in degmadaasi ay la wareegeen Al-shabaab. Guddoomiyaha Degmada Mahaddaay Axmed Xuseen Afrax, ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in Ciidamada dowladda ay qaar ka mid ah saaka isaga baxeen Magaalada. Waxaa uu sheegay in Ciidamo gaaraya 1,500 Askari oo AMISOM ah ay ku suganyihiin, sidoo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":19081,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19079"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19079"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19079\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/19081"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19079"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19079"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19079"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}