{"id":18976,"date":"2019-03-19T04:18:26","date_gmt":"2019-03-19T04:18:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=18976"},"modified":"2019-03-19T04:18:26","modified_gmt":"2019-03-19T04:18:26","slug":"al-shabab-oo-isaga-baxay-degmada-balcad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/al-shabab-oo-isaga-baxay-degmada-balcad\/","title":{"rendered":"Al-shabab oo isaga baxay Degmada Balcad"},"content":{"rendered":"<p>Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab ayaa isaga baxay Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe halkaas oo qeyb ka mid ah ay xalay saqdii dhaxe\u00a0 qabsadeen.<\/p>\n<p>Goobjoogayaal ku sugan Degmada Balcad ayaa u xaqiijiyay Idaacadda Mustaqbal in Al-shabaab ay saaka 4:00AM isaga baxeen qeybta galbeed ee ay xalay ka qabsadeen Magaalada.<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa dib ula wareegay dhinaca galbeed ee Degmada Balcad oo ay xalay qabsatay Al-shabaab.<\/p>\n<p>Markii ay Al-shabaab qabsadeen degmada waxaa ay dab qabadsiiyeen Saldhigga Degmada iyaga oo sii daayay Maxaabiis ku xirneyd.<\/p>\n<p>Maamulka Hirshabeelle iyo kan Degmada Balcad ayaan wali ka hadlin weerarkii xalay AL-shabaab ku qabsadeen degmadaasi kaddibna isaga baxeen.<\/p>\n<p>Ciidamada AMISOM ayaa duqeeyay qeyb ka mid ah Magaalada intii ay AL-shbaaab wadeen dagaalka ay ku qabsanayeen Xaafadaha waqooyi galbeed ee Degmadaasi.<\/p>\n<p>Majiro ilaa hadda khasaare nafeed oo la xaqiijiyay maaddaama dadka aysan wali toosin iyada oo wararka qaar ay sheegayaan dhaawacyo ka dhashay dagaalka.<\/p>\n<p>La soco wiixii ku soo kordha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab ayaa isaga baxay Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe halkaas oo qeyb ka mid ah ay xalay saqdii dhaxe\u00a0 qabsadeen. Goobjoogayaal ku sugan Degmada Balcad ayaa u xaqiijiyay Idaacadda Mustaqbal in Al-shabaab ay saaka 4:00AM isaga baxeen qeybta galbeed ee ay xalay ka qabsadeen Magaalada. Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa dib ula wareegay dhinaca&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":18970,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18976"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18976"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18976\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/18970"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18976"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18976"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18976"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}