{"id":18917,"date":"2019-03-18T05:00:24","date_gmt":"2019-03-18T05:00:24","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=18917"},"modified":"2019-03-18T05:00:24","modified_gmt":"2019-03-18T05:00:24","slug":"amisom-oo-kulan-baroordiiq-ah-u-qabatay-christine-alalo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/amisom-oo-kulan-baroordiiq-ah-u-qabatay-christine-alalo\/","title":{"rendered":"AMISOM oo kulan baroordiiq ah u qabatay Christine Alalo"},"content":{"rendered":"<p>Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa soo gaba gabeeyay saddex maalmood oo baroor diiq aheyd oo calanka AMISOM hoos loo dhigay.<\/p>\n<p>Kulan tacsi ahaa ayaa shalay lagu qabtay Muqdisho,waxaana ka qeybgalay madaxda kala duwan ee Howlgalka AMISOM,Wakiillada Beesha Caalamka ee ku sugan xerada Xalane iyo saraakiil kale.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa ahaa duco loo sameeyay\u00a0Christine Alalo, oo ahayd Taliye ku xigeenka Booliska AMISOM oo ka mid noqotay dadkii 10kii Bishan ku geeriyooday shilkii diyaaradeed ee ka dhacay Dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Francisco Caetano Madeira, oo ah madaxa AMISOM ee Soomaaliya ayaa sheegay in\u00a0Christine Alalo, ay qeyb weyn ka qaadatay in meel la isugu keeno Booliska Soomaaliya tababar fiicanna ay helaan.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in markii ugu dambeysay ee ay wadahadleen ay ka hadleen dar dar gelinta howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab, tababarka Booliska Soomaaliya iyo nabadeynta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Fulgencio Garrido Ruiz, oo ah Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Carlo Campanile, oo ah Danjiraha Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya,Qin Jinn, oo ah Danjiraha Dowladda Shiinaha ee Sooomaaliya ,\u00a0 Tigabu Yilma Wondimhunegn,oo ah Taliyaha Guud ee Ciidanka AMISOM\u00a0 iyo Taliye ku xigeenka AMISOM sidoo kalena ah madaxa qorsheynta howlgallada AMISOM\u00a0 Nakibus Lakara, ayaa ka qeybgalay kulanka Baroordiiqda ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa soo gaba gabeeyay saddex maalmood oo baroor diiq aheyd oo calanka AMISOM hoos loo dhigay. Kulan tacsi ahaa ayaa shalay lagu qabtay Muqdisho,waxaana ka qeybgalay madaxda kala duwan ee Howlgalka AMISOM,Wakiillada Beesha Caalamka ee ku sugan xerada Xalane iyo saraakiil kale. Kulanka ayaa ahaa duco loo sameeyay\u00a0Christine Alalo, oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":18915,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18917"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18917"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18917\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/18915"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18917"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18917"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18917"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}