{"id":18884,"date":"2019-03-17T09:01:59","date_gmt":"2019-03-17T09:01:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=18884"},"modified":"2019-03-17T09:03:14","modified_gmt":"2019-03-17T09:03:14","slug":"safaaradda-jabuuti-ee-muqdisho-oo-xarigga-laga-jaraysawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/safaaradda-jabuuti-ee-muqdisho-oo-xarigga-laga-jaraysawirro\/","title":{"rendered":"Safaaradda Jabuuti ee Muqdisho oo xarigga laga jaray,Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta si wadajir ah xarigga uga jaray Safaaradda dowladdaJabuuti ee Muqdisho.<\/p>\n<figure style=\"width: 1024px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/D12Rc8yWwAAeD1J.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Labada Madaxweyne oo ku sii socda Safaaradda Jabuuti.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxweynaha Jabuuti ayaa safarkii kan ka horreeyay waxaa uu dhagax dhigay\u00a0 dhismaha cusub ee Safaaradda Jabuuti,waxaana uu hadda Muqdisho u joogaa xarig jarka safaaradda oo dhismaheeda la soo gaba gabeeyay.<\/p>\n<figure style=\"width: 1024px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/D12Rc8wWsAAGTw9.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Hoolka safaaradda oo ay fadhiyaan Madaxweynayaasha labada dal iyo marti kale oo lagu casuumay.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Fanaanka Cawaale Aadan oo ah Reer Jabuuti lana socda Wafdiga Madaxweyne Geelle ayaa hees ka qaaday munaasibadda xarigga looga jarayay safaaradda cusub ee Jabuuti ku leedahay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<figure style=\"width: 1024px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/D12Rc8vX4AA64Gq.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Fanaanka Cawaale Aadan oo ka heesaya madasha furitaanka safaaradda Jabuuti ee Muqdisho.<\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta si wadajir ah xarigga uga jaray Safaaradda dowladdaJabuuti ee Muqdisho. Madaxweynaha Jabuuti ayaa safarkii kan ka horreeyay waxaa uu dhagax dhigay\u00a0 dhismaha cusub ee Safaaradda Jabuuti,waxaana uu hadda Muqdisho u joogaa xarig jarka safaaradda oo dhismaheeda la&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":18885,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18884"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18884"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18884\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/18885"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18884"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18884"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18884"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}