{"id":18880,"date":"2019-03-17T08:31:04","date_gmt":"2019-03-17T08:31:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=18880"},"modified":"2019-03-17T08:31:04","modified_gmt":"2019-03-17T08:31:04","slug":"tababare-cusub-oo-loo-magacaabay-xulka-qaranka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/tababare-cusub-oo-loo-magacaabay-xulka-qaranka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Tababare cusub oo loo magacaabay Xulka Qaranka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa lagu soo waramayaa in Tababare cusub loo magacaabay xulka qaranka dalka Somaliya oo maamuli doono labada sane ee soo socoto.<\/p>\n<p>Gaffer Bashiru Hayford, oo u dhashay Dalka Ghana ayaa loo magacaabay tababaraha Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa uu horay tababare uga soo noqday Xulka Qaranka Ghana ee Haweenka ah,waxaana uu sidoo kale tababare u soo noqday Kooxaha kala ah; Asante Kotoko iyo \u00a0Medeama SC.<\/p>\n<p>Gaffer Bashiru Hayford, ayaa saxiixay heshiis labo Sano ah oo uu ku maamulayo xulka kubadda Cagta Qaranka Soomaaliya ee Lions of Punt.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa lagu soo waramayaa in Tababare cusub loo magacaabay xulka qaranka dalka Somaliya oo maamuli doono labada sane ee soo socoto. Gaffer Bashiru Hayford, oo u dhashay Dalka Ghana ayaa loo magacaabay tababaraha Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya. Waxaa uu horay tababare uga soo noqday Xulka Qaranka Ghana ee Haweenka ah,waxaana uu sidoo kale tababare u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":18881,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[84],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18880"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18880"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18880\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/18881"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18880"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18880"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18880"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}