{"id":18600,"date":"2019-03-12T11:28:42","date_gmt":"2019-03-12T11:28:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=18600"},"modified":"2019-03-12T11:28:42","modified_gmt":"2019-03-12T11:28:42","slug":"somaliland-iyo-unsom-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-amniga-badda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/somaliland-iyo-unsom-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-amniga-badda\/","title":{"rendered":"Somaliland iyo UNSOM oo ka wada hadlay xoojinta Amniga badda."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaland Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay La Taliyaha Badbaadada Badda ee UNSOM Mr Jeff Sims kaas oo ku sugan deegaanada Somaliland.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed ayaa Qaabilaada Kadib Mr Jeff Sims Waxaana shirkaasi looga hadlay sidii loo xoojin lahaa arrimaha amniga iyo kaalmada ciidamada badda oo UNSOM ay Somaliland ka taageerto.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/53701959_840463019640166_592711787565023232_n.jpg?_nc_cat=100&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=7a6745e32cdf032fd99efe7185fa6f2b&amp;oe=5D1FCE5A\" alt=\"Image may contain: 2 people, people sitting, table, living room and indoor\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Kulanka UNSOM iyo Wasiirka Arimaha Gudaha.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Kulanka oo Qaatay saacado kooban ayaa\u00a0 Agaasimaha guud ee Amniga Somaliland Mukhtaar Maxamed Cali ayaa looga dhageystay xaalada Amniga ee xeebaha Maamulka Somaliland.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/53781526_840463296306805_8822192761076711424_n.jpg?_nc_cat=100&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=c8582fc9fc6c538c727ce30d3068f034&amp;oe=5D22547F\" alt=\"Image may contain: 3 people, people sitting and indoor\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Masuuliyiinta ka socotay UNSOM.<\/figcaption><\/figure>\n<p>UNSOM ayaa Soomaaliya ka taageerta dhinacyada Amaanka, dhaqaalada iyo arimaha Bini aadanimada waxa ayna xafiisyo ku leedahey inta badan Caasimad Goboleedyada Dalka.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/54268526_840464566306678_6565473289987162112_n.jpg?_nc_cat=101&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=61f5ba73a6da201e99fc082cf7a142bd&amp;oe=5D179499\" alt=\"Image may contain: 1 person, sitting, table and indoor\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland.<\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaland Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay La Taliyaha Badbaadada Badda ee UNSOM Mr Jeff Sims kaas oo ku sugan deegaanada Somaliland. Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed ayaa Qaabilaada Kadib Mr Jeff Sims Waxaana shirkaasi looga hadlay sidii loo xoojin lahaa arrimaha amniga iyo kaalmada ciidamada badda oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":18605,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18600"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18600"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18600\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/18605"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18600"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18600"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18600"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}