{"id":18596,"date":"2019-03-12T10:49:09","date_gmt":"2019-03-12T10:49:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=18596"},"modified":"2019-03-12T10:49:09","modified_gmt":"2019-03-12T10:49:09","slug":"shirka-afrika-now-conference-oo-furmay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/shirka-afrika-now-conference-oo-furmay-sawirro\/","title":{"rendered":"Shirka Afrika now Conference oo furmay, Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Shirka loogu magacdaray Afrika Now Conference,\u00a0 ayaa waxaa uu ka furmay Magaalada Munyonyo ee dalka Uganda.<\/p>\n<figure style=\"width: 1200px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"http:\/\/www.pmldaily.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Museveni-3.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"900\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Museveni oo ka hadlaya furitaanka shirka.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxdii ugu badneyd Afrika aya aka qeybgalaya shirkan oo looga hadlayo is dhexgalka Dadka Qaaradda Afrika.<\/p>\n<figure style=\"width: 1200px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"http:\/\/www.pmldaily.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/shuter.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"789\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Madaxda ka socota ganacsatada, oo uu ka midyahay Guddoomiyaha MTN.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxda ka qeybgeleysa waxaa ka mid ah madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Madaxweyne ku xigeenka Tanzania Samia Hassan Suluhu, madaxweyne ku xigeenka Kenya Willian Ruto,\u00a0 iyo wakiillo ka kala socda madaxda kale ee Qaaradda Afrika.<\/p>\n<figure style=\"width: 707px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"http:\/\/www.pmldaily.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/m7_arrival.png\" alt=\"\" width=\"707\" height=\"439\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Madaxweynaha Somaliya iyo Madaxweynaha Uganda.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Waxa sidoo kale shirkan ka qeybgelaya Madaxda Dadka Ganacsatada ah\u00a0 ee Afrika sida Guddoomiyah Sharikadda Isgaarsiinta MTN.<\/p>\n<p>Shirka waxaa marti gelinaya Madaxweynaha Dlaka Uganda Yuweri Museveni,waxaana uu soconayaa maanta iyo Berri.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka loogu magacdaray Afrika Now Conference,\u00a0 ayaa waxaa uu ka furmay Magaalada Munyonyo ee dalka Uganda. Madaxdii ugu badneyd Afrika aya aka qeybgalaya shirkan oo looga hadlayo is dhexgalka Dadka Qaaradda Afrika. Madaxda ka qeybgeleysa waxaa ka mid ah madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Madaxweyne ku xigeenka Tanzania Samia Hassan Suluhu, madaxweyne ku xigeenka Kenya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":18598,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18596"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18596"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18596\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/18598"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18596"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18596"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18596"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}