{"id":18523,"date":"2019-03-11T04:54:07","date_gmt":"2019-03-11T04:54:07","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=18523"},"modified":"2019-03-11T04:54:07","modified_gmt":"2019-03-11T04:54:07","slug":"raisalwasaaraha-somaliya-oo-maanta-tagaya-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/raisalwasaaraha-somaliya-oo-maanta-tagaya-kismaayo\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;isalwasaaraha Somaliya oo maanta tagaya Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta tagaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose.<\/p>\n<p>Safarka Ra&#8217;isalwasaaraha ayaa la xiriira sidii loo dhameyn lahaa khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubaland.<\/p>\n<p>Xirsi Jaamac Gaani oo ah Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Jubaland ayaa sheegay in safarka Ra&#8217;isalwasaaraha uu la xiriiro in la dhameeyo kala aragti duwanaanta labada dhinaca u dhaxeysa.<\/p>\n<p>Maamulka Jubbaland ayaa ka mid ahaa maamullada xiriirka u jaray dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya inkasta oo wadahadal u socdo labada dhinac.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta tagaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose. Safarka Ra&#8217;isalwasaaraha ayaa la xiriira sidii loo dhameyn lahaa khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubaland. Xirsi Jaamac Gaani oo ah Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Jubaland ayaa sheegay in safarka Ra&#8217;isalwasaaraha uu la xiriiro in la dhameeyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":18524,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,78,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18523"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18523"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18523\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/18524"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18523"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18523"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18523"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}