{"id":18518,"date":"2019-03-11T03:29:45","date_gmt":"2019-03-11T03:29:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=18518"},"modified":"2019-03-11T03:29:45","modified_gmt":"2019-03-11T03:29:45","slug":"tirada-soomaalida-ku-dhimatay-shilkii-diyaaradeed-ee-itoobiya-oo-gaartay-7-qof-magacyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/tirada-soomaalida-ku-dhimatay-shilkii-diyaaradeed-ee-itoobiya-oo-gaartay-7-qof-magacyada\/","title":{"rendered":"Tirada Soomaalida ku dhimatay shilkii diyaaradeed ee Itoobiya oo gaartay 7 qof, magacyada"},"content":{"rendered":"<p>Tirada Dadka Soomaalida ah ee ku dhintay shilkii diyaaradeed ee shalay ka dhacay dalka Itoobiya ayaa kordhay,waxaana ay ilaa hadda mareysaa 7 Qof.<\/p>\n<p>Shilkaas dadka ku dhintay waxaa ka mid aha C\/Shakuur shahaad oo ka mid ahaa Xafiiska Ra&#8217;isalwasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo shilkaas dadka Soomaalida ahaa ee ku dhintay ka mid ahaa Siraaji Xuseen Cabdi oo ka soo jeeda Ismaamulka Soomaalida.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa la xaqiijiyay dhimashada Sahro Siciid Xasan iyo Wiilkeeda Nasrudiin C\/Qaadir oo heystay dhalashada Dalka Uk, taas oo tirada Soomaalida ee ilaa hadda lahayo ka dhigeysa 7 Qof.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo shilkaas ku geeriyooday\u00a0 Amina Ibraahim Odawaa iyo Gabadheeda Safiya Faysal oo iyaguna heystay Dhalashada Dalka Canada.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa ku dhintay diyaaraddaas Axmed Nuur Maxamuud oo ahaa sarkaalka DIyaaradda Ethiopian Airlines oo heystay dhalashada dalka Itoobiya kana mid ahaa shaqaalaha Diyaaradda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tirada Dadka Soomaalida ah ee ku dhintay shilkii diyaaradeed ee shalay ka dhacay dalka Itoobiya ayaa kordhay,waxaana ay ilaa hadda mareysaa 7 Qof. Shilkaas dadka ku dhintay waxaa ka mid aha C\/Shakuur shahaad oo ka mid ahaa Xafiiska Ra&#8217;isalwasaaraha Soomaaliya. Waxaa kale oo shilkaas dadka Soomaalida ahaa ee ku dhintay ka mid ahaa Siraaji Xuseen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":18519,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18518"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18518"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18518\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/18519"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18518"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18518"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18518"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}