{"id":18507,"date":"2019-03-11T02:53:05","date_gmt":"2019-03-11T02:53:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=18507"},"modified":"2019-03-11T02:53:05","modified_gmt":"2019-03-11T02:53:05","slug":"taliyayaal-boolis-oo-tababar-loogu-soo-xiray-muqdishosawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/taliyayaal-boolis-oo-tababar-loogu-soo-xiray-muqdishosawirro\/","title":{"rendered":"Taliyayaal Boolis oo tababar loogu soo xiray Muqdisho,Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Taliska Boolisk AMISOM ayaa magaalada Muqdisho tababar ugu soo xiray Taliyayaasha 40 Saldhig Boolis oo ka mid ah Booliska Soomaaliya.<\/p>\n<figure style=\"width: 1200px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/D1UEy8QXgAEDdna.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"800\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">40-ka Taliye ee tababarka ka qeybqaatay.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Taliyayaasha Booliska Soomaaliya ee tababarka qaatay ayaa laga kala keenay Maamul Goboleedyada kala ah\u00a0Galmudug, HirShabelle, iyo Jubaland.<\/p>\n<figure style=\"width: 1200px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/D1UEwvqX0AAlAV3.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"800\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Taliyayaasha oo ku jira tababarka.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Waxaa uu Tababarkan oo Shahaadooyin lagu guddoonsiiyay socday toban maalmood,waxaana la barayay Hoggaanka iyo maareynta.<\/p>\n<figure style=\"width: 1200px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/D1UExynWoAAZWIl.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"800\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Labo ka mid ah Taliyayaasho oo Haween ah, heystana shahaadooyinkii tababarka.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Taliyayaasha ayaa loogu talagalay in ay maamulaan islamarkaana hoggaan wanaagsan u horseedaan askarta ku sugan Saldhigyda ay Taliyayaasha ka yihiin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska Boolisk AMISOM ayaa magaalada Muqdisho tababar ugu soo xiray Taliyayaasha 40 Saldhig Boolis oo ka mid ah Booliska Soomaaliya. Taliyayaasha Booliska Soomaaliya ee tababarka qaatay ayaa laga kala keenay Maamul Goboleedyada kala ah\u00a0Galmudug, HirShabelle, iyo Jubaland. Waxaa uu Tababarkan oo Shahaadooyin lagu guddoonsiiyay socday toban maalmood,waxaana la barayay Hoggaanka iyo maareynta. Taliyayaasha ayaa loogu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":18508,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59,81,78,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18507"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18507"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18507\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/18508"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18507"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18507"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18507"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}