{"id":18500,"date":"2019-03-10T13:40:31","date_gmt":"2019-03-10T13:40:31","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=18500"},"modified":"2019-03-10T13:40:31","modified_gmt":"2019-03-10T13:40:31","slug":"madaxweyne-xaaf-oo-sheegay-in-ay-dhisayaan-ciidanka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-sheegay-in-ay-dhisayaan-ciidanka-galmudug\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xaaf oo sheegay in ay dhisayaan ciidanka Galmudug."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf oo maalmahan dambe ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta dib ugu soo laabatay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo ka warbixiyay safarkiisa ayaa sheegay in uu Magaalada Gaalkacyo u joogay Adkeynta Amniga Gobolka Mudug iyo in la sii xoojiyo Nabada Magaalada Gaalkacyo isaga oona sheegay in uu la kulmay Maamulada labada dhinac ee Puntlnad iyo Galmudug kalana hadlay sidii loo sii wadi lahaan Nabada ay haystaan bulshada reer Gaalkacyo.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/53711611_659700207779394_584678416310075392_n.jpg?_nc_cat=106&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=3b9c0a1bd52eb6f6ac7b2036094e3e66&amp;oe=5D2215BA\" alt=\"Image may contain: 6 people, people standing and outdoor\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Madaxweyne Xaaf oo maanta ku laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Waxaa kale oo uu intaas ku daray in isbaarooyinkii yaalay Wada u dhaxeysa Gaalkacyo iyo Galinsoor dhamaan la wareejiyay Ciidamada Daraawiishtana la xareeyay oo Nidaam iyo kala dambeyn loo yeelay islamarkaana ay hada kadib joogi doonaan xeryahooda Tababarana ku qaadan doonaan.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/54379859_659700517779363_1804577032500150272_n.jpg?_nc_cat=100&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=8e026f84f528253709fc1d4536789b6c&amp;oe=5CDA92EE\" alt=\"Image may contain: 7 people, people standing and outdoor\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Shacabka Soo dhaweyntiisa ka qeyb qaatay.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxweynaha ayaa ugu dambeyn reer Galmudug ugu baaqay in ay isku-tashadaan oo ay Maamulkana la shaqeeyaan waxaa uu sheegay in qofwalba oo shaqaale Galmudug ah uuna mardambe mushaar la&#8217;aan noqon doonin dadkana looga baahanyahay in ay Canshuuraha bixiyaan.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/53391165_659699941112754_5662508075869798400_n.jpg?_nc_cat=100&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=a2b6ebf77c6f5999087ccbc8ce6585fc&amp;oe=5D287599\" alt=\"Image may contain: 1 person\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Saxaafada ayuu kula hadlay Xafiiskiisa Dhuusamareeb.<\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf oo maalmahan dambe ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta dib ugu soo laabatay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug. Madaxweynaha oo ka warbixiyay safarkiisa ayaa sheegay in uu Magaalada Gaalkacyo u joogay Adkeynta Amniga Gobolka Mudug iyo in la sii xoojiyo Nabada Magaalada Gaalkacyo isaga oona&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":18501,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18500"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18500"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18500\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/18501"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18500"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18500"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18500"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}