{"id":18485,"date":"2019-03-10T12:04:02","date_gmt":"2019-03-10T12:04:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=18485"},"modified":"2019-03-10T12:04:02","modified_gmt":"2019-03-10T12:04:02","slug":"mw-karaashwaxaan-halkaan-ugu-dhawaaqayaa-in-abaar-ay-ka-jirto-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mw-karaashwaxaan-halkaan-ugu-dhawaaqayaa-in-abaar-ay-ka-jirto-puntland\/","title":{"rendered":"MW Karaash;Waxaan halkaan ugu dhawaaqayaa in abaar ay ka jirto Puntland."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku-xigeenka \u00a0Puntland, ahana Guddoomiyaha Guddiga Abaaraha, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta daahfuray shir looga hadlay abaaraha ka jira Puntland, kuwaas oo saamayn ku yeeshay duunyada iyo nolosha dadka ku dhaqan deegaanada Puntland.<\/p>\n<p>Shirkan waxaa Madaxweyne ku-xigeenka ku wehlinaayay guddiga abaaraha oo ka kooban Wasiirada wasaaradaha, Deegaanka, Beeraha iyo Is badalka Cimilada, Arimaha Gudadaha, Faderaalka iyo Dimuqraadiyadda, Xanaanada Xoolaha, Caafimaadka, Qorshaynta, Horumarinta dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Tamarta Biyaha iyo Macdanta waxaa sidoo kale goob joog ahaa shirka masuuliyiin ka socday hay&#8217;addaha caalamiga ah.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/53570265_615758948837629_1622669731402088448_n.jpg?_nc_cat=106&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=41fc51ab5ed0e579251bd260aa051fc0&amp;oe=5D16BB4B\" alt=\"Image may contain: 7 people, people sitting, table and indoor\" width=\"960\" height=\"445\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Wasiirada ka qeyb galay shirka Garowe.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxweyne ku-xigeenka Puntland \u00a0Axmed Cilmi Cismaan Karaash waxa uu sheegay in Puntland ay ka jirto abaar baahsan oo soo laab-laabatay, waxa uu u mahadceliyay hay&#8217;addaha ka qayb qaata u gurmashada abaaraha, loona baahan yahay in hadda loo is taago sidii deegaanada abaartu ka jirto dadka ku nool wax loogu qaban lahaa.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/53573924_615758935504297_2094956528682401792_n.jpg?_nc_cat=108&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=02d0f9974c19fe45f7dc6950ab470f10&amp;oe=5D121496\" alt=\"Image may contain: 10 people, people sitting and indoor\" width=\"960\" height=\"506\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Shacabka shirka ka qeyb galay ee looga hadlaayay abaaraha.<\/figcaption><\/figure>\n<p>&#8220;Waxaan halkaan kaga dhawaaqayaa in abaar ay ka jirto Puntland, qaylo dhaantii ugu dheerayd baan maanta dirayaa, hay&#8217;addaha maxalliga iyo kuwa caalamiga ah, ganacsatada, cidkasta oo ka qayb qaadan karta, ilaahay waan baryaynaa, waxaan rajayn in shaqadu sidii hore ka duwanaato iyo dedaalku&#8221; ayuu yiri madaxweyne ku xigeenka Puntland.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/53470921_615759048837619_321419830420832256_n.jpg?_nc_cat=110&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=de20886f47ee85f9d04df07acd7b1bbf&amp;oe=5D1F9679\" alt=\"Image may contain: 10 people, people sitting\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">shirka abaaraha looga hadlaayay ee deegaanada Puntland.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Ugu dambayn, Karaash waxa uu sheegay in Maamulka Puntland doorkeeda ka qaadanayso, loona baahan yahay inaan loo kala harin gurmad la gaarsiiyo shacabka Puntland ee abaaruhu saameeyeen.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/53243872_615758802170977_6975215261674635264_n.jpg?_nc_cat=102&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=bc1651e62628edca161d615e684ea6d6&amp;oe=5D158036\" alt=\"Image may contain: 2 people, suit\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">madaxweyne ku xigeenka Puntland Karaash.<\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku-xigeenka \u00a0Puntland, ahana Guddoomiyaha Guddiga Abaaraha, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta daahfuray shir looga hadlay abaaraha ka jira Puntland, kuwaas oo saamayn ku yeeshay duunyada iyo nolosha dadka ku dhaqan deegaanada Puntland. Shirkan waxaa Madaxweyne ku-xigeenka ku wehlinaayay guddiga abaaraha oo ka kooban Wasiirada wasaaradaha, Deegaanka, Beeraha iyo Is badalka Cimilada, Arimaha Gudadaha,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":18486,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18485"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18485"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18485\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/18486"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}