{"id":18455,"date":"2019-03-10T07:22:20","date_gmt":"2019-03-10T07:22:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=18455"},"modified":"2019-03-10T07:49:21","modified_gmt":"2019-03-10T07:49:21","slug":"ciidanka-badda-iraan-oo-burcad-badeed-ka-badbaadiyay-markab-ay-qafaalan-rabeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidanka-badda-iraan-oo-burcad-badeed-ka-badbaadiyay-markab-ay-qafaalan-rabeen\/","title":{"rendered":"Ciidanka Badda Iraan oo Burcad Badeed ka badbaadiyay Markab ay qafaalan rabeen"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Badda Dalka Iraan ayaa Markab shidaal ka badbaadiyay koox burcad badeed Soomaali ah oo isku dayay in ay Markabka afduubtaan.<\/p>\n<p>Markabka ayaa marayay Biyaha u dhaxeeya Yemen iyo Iraan ee Baabal Mandab,waxaana ay kooxda Burcad Badeedda ah wateen 11 Doomood oo kuwa wax lagu afduubto ah.<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidanka Badda Dalka Iraan ayaa sheegay in Markabka uu wado 150 Tan oo shidaal ah,kaas oo ay sheegeen in ay ka badbaadiyeen Burcad Badeedda.<\/p>\n<p>Telefishinka Dalka Iraan ayaa baahiyay muuqaalka shilkaasi oo dhacay Jimcihii la soo dhaafay,waxaana la siidaayay muqaal kooban oo muujinaya Ciidamada badda Iraan oo rasaas ku ridaya doomaha dheereeya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Badda Dalka Iraan ayaa Markab shidaal ka badbaadiyay koox burcad badeed Soomaali ah oo isku dayay in ay Markabka afduubtaan. Markabka ayaa marayay Biyaha u dhaxeeya Yemen iyo Iraan ee Baabal Mandab,waxaana ay kooxda Burcad Badeedda ah wateen 11 Doomood oo kuwa wax lagu afduubto ah. Saraakiisha Ciidanka Badda Dalka Iraan ayaa sheegay in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":18456,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18455"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18455"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18455\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/18456"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18455"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18455"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18455"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}