{"id":17537,"date":"2019-02-23T04:04:53","date_gmt":"2019-02-23T04:04:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17537"},"modified":"2019-02-23T04:36:54","modified_gmt":"2019-02-23T04:36:54","slug":"ciidanka-burundi-ee-ka-baxay-somaliya-oo-gaaray-bujambura","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidanka-burundi-ee-ka-baxay-somaliya-oo-gaaray-bujambura\/","title":{"rendered":"Ciidanka Burundi ee ka baxay Somaliya oo gaaray Bujambura"},"content":{"rendered":"<p>200 Askari oo ka mid ahaa Ciidanka Burundi ee joogay Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Bujambura.<\/p>\n<p>Askartaan ayaa diyaarad ka raacay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde, waxaana laga soo saaray Deegaanada Hir-Shabeelle.<\/p>\n<p>Inta aan dhammaan todobaadkan waxaa Xukuumadda Bujumbura laga doonayaa in ay ku dhameystirto saarista kunka askari ee ay isku raaceen Midowga Afrika oo ay soo jeediyeen Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobe.<\/p>\n<p>Labadaan boqol oo askari ayaa iyo sideeda boqol ee kale waxaa howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM loosoo gaabiyo loo gudbiyay Magacyadooda, si ay ugu saaraan Liiska askarta ugu howlgaleysa Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Burundi oo uu ku adkaa go&#8217;aankaan ay ku saareyso kun kamid ah askarta kaga sugan Soomaaliya ayaa ku qasbanaatay in ay bixiso ciidamadaan.<\/p>\n<p>Midowga Afrika ayaa qorsheynaya in Soomaaliya si tartiib-tartiib ah ugu saaro Ciidamadooda ku howlgalka Magaca AMISOM ee gaaraya 21,500, kahor inta aan soo gaba-gaboobin howlgalkooda oo ku siman 2020-ka.<\/p>\n<p>Inta ka horreyso waqtigaas waxa ay ka qaybqaadan doonaan in Al-Shabaab laga saaro deegaanada ay heystaan, sidoo kalena Ciidamada Dowladda loo diyaariyo in ay la wareegaan Ammaanka Dalka.<\/p>\n<p>Dowladda Burundi ayaa qaadatay dhowaan Magta Ciidamadeeda ku jira Howlgalka AMISOM, waxa ay sheegtay Xukuumadda Bujumbura in dhowr iyo tobanka sanno uu howlgalkaan socdo in ay kaga geeriyoodeen 800-1,000 oo askari.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>200 Askari oo ka mid ahaa Ciidanka Burundi ee joogay Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Bujambura. Askartaan ayaa diyaarad ka raacay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde, waxaana laga soo saaray Deegaanada Hir-Shabeelle. Inta aan dhammaan todobaadkan waxaa Xukuumadda Bujumbura laga doonayaa in ay ku dhameystirto saarista kunka askari ee ay isku raaceen Midowga Afrika oo ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":17397,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17537"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17537"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17537\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17397"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17537"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17537"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17537"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}